Maxaad ka taqaanaa Gabadha caawa qabsatay baraha bulshada Soomaalida?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Baraha bulshada Soomaalida waxaa caawa si weyn u qabsaday sawirrada gabadh lagu magacaabo Samiira Naasiir oo loo magacaabay taliyaha booliska degmada Shibis ee gobolka...
Wasaaradda Waxbarashadda oo shaacisay waqtiga qaadista imtixaanka dugsiga Sare.
Hoos ka akhriso.
Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka
Soomaaliya, waxa ay ardayda, waalidiinta, macallimiinta, maamulayaasha iyo dhammaan
bahwadaagta waxbarashada Soomaliyeed halkaan kula wadaagaysaa...
CAJIIB:-Xasan Sheekh oo la wareegaya Villa Somalia iyo Farmaajo oo u guuraya goobihii ay...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu Isniinta soo socota la wareego xaafiiska Madaxweynaha ee ku yaalla Xarunta Madaxtooyada, halkaas oo isla...
Waa kee Masuulka loo soo daalinayo inuu qabto xilka Ra’iisul wasaaraha dalka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dadaallada lagu raadinayo xilka Ra’iisulwasaaraha ayaa ka socda magaalada Muqdisho, waxaana Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu qaabilay saacaddihii lasoo dhaafay siyaasiyiin qaarkood...
Maxkamadeynta Mas’uuliyiin horay xilal uga soo qabtay Puntland oo socota
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhageeysigga dacwad la xiriirta Dhoofinta Dhir la sheegay in la jaray lana doonayay in Loo dhiifiyo dalka dibadiisa ayaa Xeer ilaalinta Dowlad Goboleedka puntland...
Khasaaro ka dhashay weerar qorsheysan oo Al-shabaab ka fulisay Balcad
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab oo xalay weerar khasaaro dhaliyey ku qaaday Bar koontarool oo Ciidanka dowladda...
Itoobiya oo Maxkamad soo taagtay taliyihii ciidamada gobolka Amxaarada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Jeneraal caan ah oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Jimcihii kasoo muuqday maxkamadda, kadib markii toddobaadkan...
XOG:-Xasan Sheekh oo wajahaya cadaadis iyo caqabad xooggan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore ee Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka, Marwo, Maryam Qaasim Axmed, ayaa sheegtay in Madaxweynaha dooran ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu wajahayo caqabad...
Axmed Madoobe oo markii ugu horreysay hal arrin ku amaanay Madaxweyne hore Farmaajo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay isbadalka Cusub ee dalka ka hirgalay isagoo xusay in mudo la sugayay doorashooyinka guud...
Maxaa looga hadlay kulankii Ra’iisul Wasaare Rooble iyo madaxweynaha Imaaraadka Carabta?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay madaxweynaha Dowladda Isu tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zayid Al...



















