30.2 C
Mogadishu

Wararka

Saciid Deni oo kulan Deg Deg ah isugu yeeray taliyayaasha Puntland.

GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray dhamaan taliyayaasha ciidamadda gobolada Puntland, iyadoo kulanka uu ka dhacayo caasimadda...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay sida uu u qaabili doono arrinta Jubbaland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo shalay ay codka kalsoonida siiyeen baarlamanaka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo dhisayo xukuumad...

Xukuumada cusub oo ay kasoo muuqan doonaan dad caan ah oo ay kamid yihiin...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wadatashiyadii ugu dambeeyey ayuu Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ka wadaa muqdisho iyadoo maalmaha soo socda la filayo in lasoo magacaabo golaha wasiirada. Iyadoo si...

Ruushka oo wajahaya guul darradii ugu weyneyd muddo 25 sano ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ruushka ayaa qarka u saaran guuldarradiisii ugu horreysay tan iyo sanadkii 1998 iyadoo maanta uu ku ekyahay waqtiga kama dambeysta ah ee loo qabtay...

Burcad dhac ka geeysaneysay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

MUQDISHO-AYAAMAHA-laamaha Amniga Xaafada Daarusalaam ee degmada Yaaqshiid Gobolka Banaadir ayaa Maanta barqadii waxaa ay gacanta ku dhigeen rag burcad ah oo dadka Shacabka ah...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray degmada Dhoobleey

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Dhoobley halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeeyey. Maamulka Degmada, Odayaal,...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ”Waa nasiib darro in 62-sano ka dib walaalaheenna Gobolada waqooyi ay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay ka qeyb galay munaasabadda xuska 26‐ ka Juun, oo ku...

Ikraan Tahliil oo hal sano ay kasoo wareegatay tan iyo markii la waayay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Habeennimo 26 June oo saacadu aheyd 8-dii Fiidnimo ayaa Ikraan la waayay, xilligaas oo ay ka soo baxday guriga ay deganeyd oo ku dhow...

Waa kuma maxbuuska ku xirnaa xabsiga Guantanamo ee ku laabtay Kabul?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Assadullah Haarun, oo ahaa maxbuus ku xirnaa xabsiga Guantanamo oo hadda la sii daayay ayaa gaaray caasimadda Afghaanistan ee Kabul isaga oo magaalada Dooxa...

Ra’isul Wasaare Xamse oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay Waxa Uga Qorsheysan Somaliland.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliye Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 62 guuradii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan