Farmaajo oo muujiyey biseyl siyaasadeed oo aan horey looga baran!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii xalay laga guuleystay ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo muddo halsano afar bilood oo sharci darro ah wadanka joogay ayaa xalay markii laga guuleystay...
UK oo sheegtay in Madaxweynaha Cusub kala Shaqeyneyso la dagaalanka Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay Safiirka Dowladda Ingiriiska u joogta Soomaaliya Kate Foster ayaa marka hore u hambalyeeysay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,iyada oo balan qaaday inay...
Afar arrin oo sabab u aheyd in madaxweyne Xasan Sheekh dib loo doorto
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashadii ka dhacday Teendhada Afisiyooni ayaa aheyd mid taariikhi ah taa oo lagu doortay madaxweynaha 10-aad ee Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Hadaba afartan sabab ayaa...
Musharraxa Ugu Habboon in uu Hoggaamiyo Madaxtooyada Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashadii Madaxtinimada Soomaaliya, oo in badan dib u dhacday, ayaa lagu wadaa in ay ka qabsoonta teendhada aadka loo ilaaliyo ee Afisiyoone ee ku...
DEGDEG:- Farmaajo oo lagala wareegay xildhibanaadii Koonfur Galbeed.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijinaya in saacadihii u danbeeyay ay garabka madaxweyne Farmaajo ka baxeen xildhibaannadii ugu badnaa oo uu ku xisaabtamayay dib u...
DEG DEG: Booliska Soomaaliya oo bandow kusoo rogay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay Bandow lagu soo rogay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, kaasi oo socon doona inta doorashada...
Sheikh Sharif Sheikh Ahmed: The Ideal Candidate For Villa Somalia
MUQDISHO-AYAAMAHA-The long-delayed Somali Presidential election is slated to take place at the heavily-guarded, Afisione Hangar at the Mogadishu airport on May 15th to coincide with...
Al-shabaab oo weerar madaafiic ah ku qaaday deegaanka Biyo Cadde
JOWHAR-AYAAMAHA-Degaanka Biyo Cadde oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe ayaa wararka naga soo gaaraya waxa aay sheegayan in madaafiic lagu weeraray caawa saldhig ay ciidamada...
Dhageysiga Khudbadhaha Musharrixinta xilka Madaxweynaha oo Maanta la soo geba-gabeynayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah waxaa ay kulan ku yeelan doonaan Xarunta Teendhada Afisiyooni...
Ciidanka DANAB oo fuliyay howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 5aad Guutada16 ayaa howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaano hoostaga Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada...




















