Koox ciyaal weero ah iyo hoggaamiyeyaashooda oo xalay nolosha lagu qabtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka Degmada Dharkeenley iyo Ciidanka Booliska Saldhiga Dharkeynley ayaa xalay waxay si wadajir ah u fuliyeen Howlgal ka dhan ah Cayaal Weerada dhibaatada ku...
Akhriso Wararkii ugu dambeeyay ee kulanka xildhibaanada Labada Aqal.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya Kulan wadajir ah oo looga arrinsanayo ansaxinta wax ka badelka Habraaca ku-meel-gaark ah ee Doorashooyinka Guddoonka...
DEG DEG:- Abaabul Xoogan oo caawa ka socoda Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho wxaaa caawa ka socoda olole la doonayo in dib loo dhigo doorashada Guddoonka Baarlamaanka Labada Aqal, kaas oo abaabulkiisa ay wadaan Madaxweynayaal...
Musharax Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay wakiilada Beesha Caalamka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), oo ka mid ah musharixiinta ugu cad cad xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad ayaa maanta...
Ciyaal-weero oo lagu dacweeyey Al-Shabaab, xili M/Gobolka Banaadir ay ku fashilmeen amniga Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa wajahaya dhibaato aysan u dul-qaadan karin oo ka imaaneysa Ciyaal-weero, burcad ah oo dil, dhac iyo kufsi ka...
Axmed Madoobe oo Madaxtooyada Jubbaland ku qaabilay Guddiga doorashooyinka heer federaal.
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Mohamed Islaam, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Kismaaho ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer federaal Muuse Geelle...
XOG:-Kheyre oo kulan qarsoodi ah la qaatay Xildhibaanada Puntland.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar kamid ah xildhibaannada laga soo doorto Puntland oo aan rabin in magacyadooda la xigto ayaa noo xaqiijiyay in Xasan Cali Khayre uu kulan...
Wararkii ugu dambeeyey qarax lala eegtay xubin kamid ah Guddiga Doorashooyinka
JOWHAR-AYAAMAHA-Wararkii dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Qaraxa oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah...
Gudiga Doorashooyinka heer federaal oo goordhaw gaaray Kismaayo.
KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaa Muuse Geelle Yuusuf iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ahna Caasimadda KMG...
Garyaqaanka Guud ee Dowladda oo dalbaday in gebi ahaanba meesha laga saaro dacwadda Fahad...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Garyaqaanka guud ee dowladda ayaa Maxkamadda sare ka dalbaday inay gebi ahaanba diido dacwadda uu soo gudbiyay Qareenka Fahad Yaasiin ee ku saabsanaa...

















