25.9 C
Mogadishu

Wararka

Cuntooyinka aad u baahan tahay in aan cunto suxuurta iyo kuwa aadan u baaheyn

MUQDISHO-AYAAMAHA-Suxuurta ayaa ah waxa uu qofka ku bilaabo maalintiisa soonka, suxuurta ayaa lagu ogaanayaa in uu daal, haraad iyo gaajo dareemayo inta uu sooman...

Ruushka oo gebi ahaanba burburiyay xarunta warshadda sifaynta saliidda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warshad saliidda sifeysa oo ku taal bartamaha Ukraine ee magaalada Kremenchuk ayaa gebi ahaanba ku burburtay weerar uu Ruushku ku qaaday xaruntaas, guddoomiyaha gobolka...

Xasan Firimbi iyo 8 Mudane kale oo Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaannimo

MUQDISHO-AYAAMAHA- Magaalada caasimada ah ee Muqdisho waxaa weli ka socota diiwaangelinta iyo Shahaado siinta Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Guddiga doorashooyinka ay Maanta Gelinka hore...

Qasaaraha dabkii Suuqa Waaheen oo gaaray $2 bilyan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Duqa magaalada Hargeysa Cabdikariim Mooge ayaa warbaahinta u sheegay in qasaaraha ka dhacay dabkii 48-da saac baxayay ee qabsaday suuqa weyn ee Hargeysa ee...

Amarkii Lafta-gareen oo buray iyo Sheekh Aadan Madoobe oo qaatay shahaadada xildhibaanimada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe ayaa noqday xildhibaankii ugu horeeyay ee qaatay shahaadada xildhibaanimada ee kasoo galay dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Isaga oo ka hadlayay shir...

Koonfur Galbeed oo kalsoonidii kala laabatay guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal

Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay kalsoonidii ay kala laabatay guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer federaal. Koonfur Galbeed ayaa sheegtay inay tallaabadaasi...

Farmaajo oo khadka taleefanka kula xiriiray Muuse Biixi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday Madax-banaaninda ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, sida lagu sheegay qoraal...

Raiisul Wasaaraha Uk oo ka hadlay musiibada Dabka ee suuqa Hargeysa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Raysal Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa ka hadlay musiibada Dabka ee saameysay suuqii Hargeysa, waxaa uu sheegay in Somaliland ay siin doonaan wixii taageero...

Shirqool cusub oo lala damacsan yahay Fahad Yaasiin oo maanta ka bilowday Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xarruunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa Ayaa Maanta ka Bilaabatay Diiwaan Galinta iyo Aqoonsi (Id Card) siinta Xildhibaanadda Cusub ee Baarlamaanka 11_Aad ee...

Rooble oo ka hadlay tilaabada ay qaadeen Guddiga doorashooyinka Heer federal

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay bilaashada bixinta shahaaddooyinka Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan