29.9 C
Mogadishu

Wararka

Ku dhawaad 20 kun oo arday oo u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland

18,550 Arday ayaa maanta u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee degaanada Puntland, kaas oo uu daah-furay Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cusmaan Karaash. Wasaaradda Waxbarashada Puntland...

Geerida Sheekh Cali Warsame oo gilgishay dhammaan quluubta Soomaaliyeed.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Allah ha u naxariistee Sheekh Cali Warsame oo ka mid ahaa culimada Soomaaliyeed ayaa geeriyooday, wuxuuna ahaa caalim si weyn loo yaqiinay, isagoo sidoo...

Wararkii ugu dambeeyey dil ka dhacay Beledweyne.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaafada Xaawo-taako ee Magaalada baladweyne ayaa kooxa hubeysan waxaa ay xalay ku dileen Nabadoon Cali dheere oo kamid ahaa Waxgaradka ugu Miisaanka Culus Magaalada...

Bulshada Soomaaliyeed sidey u arkaan qorsha Xasan Sheekh ee ‘shaqo abuurka dhallinyarada’?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa shaaciyey qorshihiisa horumarinta dhallinyarada, kaasoo xoogga...

Sheekada gabar Soomaali ah oo qabsatay warbaahinta caalamka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbaahinta  Caalamka gaar ahaan kuwa Carabta ayaa si aad ah u hadal haya sheekada gabar Soomaali ah oo dishay nin u dhashay wadanka Masar...

Senetor Jawaahir Axmed Cilmi oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo Annette...

Cabdirxmaan Cabdishakuur oo markii ugu horreysay loo gudbiyey warbixin la xiriirta xaalada abaaraha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Gurmadka Abaaraha ayaa waxaabay warbixjn la xiriirta abaaraha la wadaageen Guddiga Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha bani-aadannimada iyo gurmadka abaaraha...

Xasan Sheekh oo ka fakiraya siduu ka yeeli lahaa askarta ku maqan Eritrea

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xasan Sheekh Maxamuud oo xilka la wareegay Isniintii todobaadkan ayaa waxa uu la kulmi doonaa caqabado dhowr ah oo u badan kuwa la xiriira...

Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay tallaalka COVID-19

MUQDISHO-AYAAMAHA-Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxay ku dhawaaqday inay magaalada Muqdisho keentay 286,650 dhibcood oo dheeri ah oo tallaalka Pfizer ee loogu talo galay...

Saddex qodob oo ku saabsan muranka ka taagan safarrada Xajka ee Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa isasoo taraya khilaafka u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Diinta ee Soomaaliya iyo shirkadaha bixiya adeegyada duullimaadka, iyagoo isku afgaran la’ sida loo maaraynayo safarrada...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan