Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Boosaaso.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxa oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa uu ka dhacay Magaalada Boosaaso, gaar ahaan Maqaayad lagu shaah cabo oo ku...
XOG:-Farmaajo oo la sheegay inuu ku horreeyo koraasta Xildhibaanada ee soo baxday.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xilli loolan adag loo galay doorashada golaha shacabka ayaa hadana siyaasiyiin mansab iyo magac ahaan meel sare joogay ay iska waayeen Baarlamaanka soo socda.
Qaarkood...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sacuudi
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Muxamed Saalix...
DEG DEG:- Doorashadii ka socotay Magaalada Baraawe oo la joojiyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashadii Golaha Shacabka Barlamaanka 11-aad ee ka socotay Magaalada Baraawe ee Caasimadda rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa la joojiyey, kadib madaafiicdii ku...
Wararkii ugu dambeeyey Magaalada Baraawe oo maanta Madaafic lagu weeraray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka aan ka heleyno Magaalada Baraawe ee Caasimadda rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in goordhow Magaaladaas laga maqlay jugta tirro...
Sawir ay wada galeen Putin iyo Macron oo baraha bulshada maadeysi ka dhex abuuray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sawir laga qaaday Madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin iyo dhiggiisa Faransiiska Emanuel Macron oo kursi dheer labada cirif ka fadhiya ayaa hadal heyn aad u...
Shir Sanadeedka Xeer ilaaliyaasha Soomaaliyeed oo Maanta ka furmay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud, wasiirka Cadaaladda XFS Xasan Xuseen Xaaji, Taliyaha...
Yaa kusoo baxay doorashada saddexda kursi ee lagu qabtay Baraawe?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta Magaalada Baraawe ee Caasimadda rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ka bilaabatay doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka,...
Wararkii ugu dambeeyey weerar lagu qaaday masjid ku yaala Afgooye
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imanaya magaalada Afgooye ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu qaaday masjid ku yaal magaalada Afgooye,iyadoo weerarkana uu ka dhashay khasaare isugu jira...
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta lagu qabanayo Baraawe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta lagu wadaa in degmada Baraawe oo ah goobta degaan doorashada labaad inay ku...