26.2 C
Mogadishu

Wararka

Israa’iil oo marti-gelinaysa Shir lagu dhexdhexaadiyo Maraykan iyo waddamada Carabta oo khilaaf soo dhexgalay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Israa'iil ayaa bilaabi doonta marti-gelinta shir taariikhi ah oo ay ka qayb galayaan afar waddan oo Carab ah iyo Maraykanka. Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Mareykanka,...

Maxaa Kajira in Malleyshiyaad Hubeysan ay la wareegeen Xerada Lama-galaay?

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Magaalada Beledweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa lasoo sheegayaa in Malleyshiyaadkaasi Hubeysan ay la wareegeen Xerada Lama-galaay, waxaana Sawiro iyo muuqaallo lasoo duubay...

Maxaa Kursiga Hop#058 ka dhigay midka ugu loolanka adag?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta oo Isniin ah Magaalada Beledweyne ku qabanaya doorashada kursiga Hop#058 oo ay ku tartamayaan...

Mas’uuliyiin iyo Saraakiil Amni oo diiday inay ka qeyb galaan kulankii RW Rooble.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxda ugu sarreysa hay’adaha amniga dalka iyo Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee...

Doorashada kursigii uu u tartami lahaa Sanbaloolshe oo dib loo dhigay

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Waxaa dib u dhac ku yimid doorashada kursiga Hop058  ee Golaha Shacabka, kaas oo Maanta la filayay in guddiga doorashooyinka Maamulka Hir-Shabeelle ay doorashadiisa...

Muxuu ku saabsan yahay heshiiska Dowladdaha Soomaaliya Iyo Qadar?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle, oo ku sugan magaalada Dooxa ee Dalka Qadar oo uu kaga...

Dowladda Hidniya oo war kasoo saartay weerarkii Al Shabaab ee garoonka diyaaraha ee Muqdisho.

OolWar-saxaafadeed kasoo baxay dowladda India ayaa lagu cambaareyay weerarkii Al Shabaab ay ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho 23-kii bishan, kaas oo ay...

Hal arrin oo sababtay in Soomaali badan laga soo tarxiilo dalka Canada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa soo badanayaa tirada Soomalida dowladda Canada sheegtay inay dalkeeda ka masaafurinayso sababo la xiriira xagga sharciga. Qaar ka mid ah Somalidaas oo lagu eedeeyay...

Lafta-Gareen oo amar dul dhigay xildhibaanada cusub ee Koofur Galbeed

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad-gobolleedka Koonfur-Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa xalay ka qeyb-galay munaasabad sagootin loogu sameynayay xildhibaannada Koonfur-Galbeed ku metelaya labada aqal ee baarlamaanka Federaalka...

Maxkamadda Puntland oo dil toogasho ku fulisay Nin dil geystay

GAROOWE-AYAAMAHA-Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Puntland ayaa saaka waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Maxamed Cabdulqaadir Muuse (Af-dheere) kaas oo loo haysto...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan