Haweeney dood ka dhalisay baraha bulshada kadib markii ay nin ku ‘afduubatay’ Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Baraha Bulshada waxaa qabsaday sawirka haweeney lagu eedeeyey inay afduubatay nin dhalinyaro ah oo la sheegay in masxkada looga jiray.
Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo...
DEG DEG:- Musharax caawa gil-gilyay warbaahinta Muqdisho. ( HOP86 )
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbaahinta Soomaaliya gaar ahaan kuwa Muqdisho ayaa caawa waxaa qabsaday oo si weyn loo hadal hayaa musharax u taagan kursiga HOP86 oo horey ugu...
Maxaa dhexmaray MW Muuse Biixi iyo Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xogo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaysa in is faham-waa xooggan soo kala dhex galay Cabdirisaaq Khaliif iyo Muuse Biixi.
Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif ayaa...
Madaxweynaha Ukraine oo dalbaday diyaaradaha dagaalka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hogaamiyaha Ukraine ayaa dalabkiisa ah diyaarado dagaal geeyey Faransiiska iyo Jarmalka ka dib markii uu la kulmay madaxda UK.
Madaxweyne Volodymyr Zelensky ayaa Arbacadii la...
Wararkii ugu dambeeyey dagaal maalintii afaraad ka socda Laascaanood.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka ka socdo magaalada Laascaanood ee xartunta gobolka Sool ayaa galay maalintii afaraad oo xiriir ah, waxaana markale uu dagaalka dib uga bilowday qaybo...
Turkiga oo musiibadii dhul-gariirka ay ugu darsantay midkale
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dab xooggan oo ka kacay mid ka mid ah dekedaha ugu waaweyn dalka Turkiga ayaa lagu guuleystay in la damiyo, Sida ay sheegtay wasaaradda...
Madaxweynaha Turkiga oo booqday goobihii dhul gariirka ku dhuftay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkiga Erdoğan oo ayaa booqday Kahramanmaraş, oo ah magaaladii uu sida weyn ugu dhuftay dhul gariirka Isniintii, madaxweynaha ayaa sheegay in dhimashada hadda ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad soodhaweyn ah oo heerkeedu sarreeyo loogu sameeyey qasriga Madaxtooyada dalka Talyaaniga ee Quirinale Palace, halkaas...
Dagaal Maalintii Saddexaad ka socda Laas-Caanood iyo wararkii ugu dambeeyey
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maalintii Saddexaad oo xiriir ah uu dagaal ka socdaa Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, kaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo...
Xildhibaan ka titsanaa Jubbaland oo Muqdisho lagu dilay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboeedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi u diray ehelkii, qaraabadii, Xildhibaanada Baarlamaanka Jubaland iyo guud ahaan shacabka Jubaland geerida naxdinta leh...



















