28.9 C
Mogadishu

Wararka

Rooble oo isbitaalka ku Booqday afhayeenka Xukuumadiisa Macallimuu.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa saqdii dhexe ee xalay isbitaalka ku booqday dhaawaca Maxamed Ibraahim Macalimuu, Afhayeenka Xukuumadda, oo shalay ku dhaawacmay...

Qaraxyo caawa ka kala dhacay Muqdisho iyo Boosaaso.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya gaar ahaan isgoyska foloransa ee Degmada Warta Nabada ayaa caawa waxaa ka dhacay qarax khasaaro geystay Qof Shacab ah ayaa...

War cusub oo kusoo kordhay xaalada caafimaad ee Afhyaeenka Xukuumada Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaan goordhow tagay Isbitaalka Digfeer halkaas oo lagu dhabiibayo walaalkey Maxamed Ibraahim Macalimu. Maxaa Soo Arkay? Inkasta oo la ii sheegay inuu ku hormaray Emergency qeybta...

Xafiis ku yaalo Muqdisho oo la sheegay in laga soo abaabulay qaraxii Macalimuu.

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah golaha shacabka ayaa waxa sheegay in ay shaki ka qaadeen sababta saaxiibada Ra’iisul Wasaare Rooble loo...

Xukuumadda Soomaaliya oo QM kala hadashay dhaqaalaha doorashada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arri.aha Soomaaliya Amb, James Swan. labada dhinac ayaa ka...

Wararkii ugu dambeeyey xaalada caafimaad ee Afhayeenka Xukuumada oo qarax lala eegtay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qofka lagu soo Xiray Walxahaha Qarxa ayaa Isku Qarxiyay Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ahaa Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya ayaa ku Dhaawacmay Qarax Ismiidaamin ah Oo...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo weerar lagu qaaday

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ay la socdaan Saraakiil ka tirsan Ciidamada qeybta 27aad ayaa la sheegay in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar...
Hadal jeedinta Senatorada Aqalka sare ee HirShabeelle.

Guddiga Doorashada Hirshabeelle Oo Shaaciyay Qabashada Doorashada 11 Kursi

JOWHAR-AYAAMAHA-Qoraal ay soo saareen Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu shaaciyay liiska 11 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo maalmaha...

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay Qaaraanka ay ku leeyahay Qaramada Midoobay

NEW YOR-AYAAMAHA-Xilli dhawaan Qaraamada Midoobay ay shaacisay in dalal ay kamid tahay Soomaaliya bixin qaraanka Qaraamada Midoobay ayaa waxaa hadalkaas faah faahin ka bixisay...

Galmudug Oo Shaaciyay Doorashada Kuraastii ugu badneyd.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Goordhow oo Caawa ah shaaciyay qabashada doorashada kuraas farabadan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan