27.6 C
Mogadishu

Wararka

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Jubbaland oo xildhibaan loo doortay

KISMAAYO-AYAAMAHA-Waxaana goordhow Kismaayo lagu doortay kursigii labaad ee Golaha Shacabka ee degaan doorashasiisu tahay Jubbaland. Guddoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland Dr...

Xildhibaan cusub oo goordhow lagu doortay Magaalada Kismaayo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa ku dhawaaqay natiijada kursiga HOP-203 kadib markii ay soo gaba gaboowday tirinta cododka. Gudoomiyaha Guddiga Dr...

DEG DEG:- Kusimaha Taliyaha Nabadsugida oo laga dalbaday warbixin dhameystiran oo la xiriirta xariga...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur ayaa ka dalbaday Kusimaha Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka inuu soo gudbiyo warbixin dhameystiran oo la xiriirta...

Maxaa iminka ka socda Magaalada Muqdisho iyo Wararkii u dambeeyey?.

Magaalada Muqdisho waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra'isal wasaare Maxamed Xuseen...

Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga oo ciidamada uga digay inay ku milmaan Siyaasadda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga  Xukuumadda xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya faray in ay ilaaliyaan dhex dhexaadnimadooda sida ku cad...
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congress-ka ee dalka Maraykanka

Ilhaan Cumar oo ku baaqday in Farmaajo uu Xafiiska isaga tago.

MUQDISHO-AYAAMAHA-lhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congress-ka ee dalka Maraykanka ayaa war kasoo saartay khilaafka kasoo dhex cusbnoonaaday Madaxeynaha Mudda xileedkiisu dhammaaday maxamed Cabdullaahi...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda

DFS Oo Soo Saartay Hab-Raaca Ka Hortagga Iyo Xakameynta Caabuqa COVID-19

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron Variant) si bulshada looga...

Doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Maanta dhaceysa Kismaayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa Maanta lagu wadaa in lagu qabto doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashadoodu...

XOG:- Farmaajo oo iska leexiyey “qorshihii Afgembiga” dushana u saaray Taliye ciidan!.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilo wareedyo lagu kalsoonan karo ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu iska leexiyey qorshihii afgembiga dhicisoobey ee maanta ka dhacay Villa Somalia, isagoo dusha...

Gudoomiye Cumar Filish oo Ka hadlay Xaalada Cakiran ee …..

MUQDISHU-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Filish Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in marxaladaha hadda lagu jiro ay tahay mid adag oo isqab...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan