Kenya oo ciidamo farabadan soo dhoobtay xadka, kadib markii cabsi soo wajahday..
KISMAAYO-AYAAMAHA-Dowladda Kenya ayaa feejiganaan dheeri ah gashay kadib weeraro Al-Shabaab ka geysateen Gudaha Dalkeeda gaar ahaan deegaannada dhaca xadka ay la wadaagto Soomaaliya maalmaha...
Gabar askariyada ah oo xabsi laga dhigay kaddib markii ay aqbashay dalab guur loo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka ciidamada Nigeria ayaa sheegay askariyad ka tirsan ciidamada dalkaasi ayaa xabsiga loo taxaabay kaddib marki ay aqbashay dalab guur oo loo soo jeediyey...
TPLF oo go’aan lama filaan ah ka qaadatay dagaalkii ay kula jirtay ciidamada Itoobiya.
MUQDISHO-AYAMAHA-Xoogaga TPLF ee dagaalka kula jira Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa isugu tegaya Gobolka Tigrayga, sida uu sheegay Debretsion Gebremichael, Hoggaamiyaha TPLF.
Hoggaamiyaha TPLF oo warqad...
General Bashiir Goobe oo si kulul ugu jawaabay eedeyn loo jeediyay Ra’isul Wasaare Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac, oo ah sarkaalka ugu Derejada sarreeya Ciidamada Soomaaliya, ayaa kajawaabay eedeyntii uu usoo jedeyaya Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya Cabdixamiid...
QM oo dalbaday Mallaayiin Dollar oo wax looga qabanayo abaaraha
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday 17 milyan oo dollar oo qeyb ka ah dadaallada gargaarka bani’aadminnimada ee wax looga qabanayo xaaladda degdegta ah ee...
Xog dheeraad ah oo laga helay dadkii weeraray shaqaale ka tirsan diyaaradaha Turkish Airlines
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeee ayaa ka warbixiyay dhalinyaro Soomaaliyeed oo weerartay shaqaale ka tirsan shirkada diyaaradaha Turkish Airlines, falkaas oo shalay ka dhacay Garoonka...
Dagaalka Siciid Deni iyo Midowga Musharaxiinta oo banaanka yimid.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa u muuqda in uu gaashaanka u daruuray aragti ay ku baaqeen qaar ka mid ah Midoowga Musharixiinta madaxweynenimada,...
Qorshaha Militari ee Faranaiiska Britain iyo Maraykanka la damacsan yihiin Itoobiya iyo kulanka Golaha...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa loowaxaa la filayaa in Maanta oo Isniin ah ay kulan isugu yimaadaan, kaas oo ay kaga Arinsanayaan xaaladda...
Muxuu yahay guddi Dowladda Soomaaliya u direysa dalka Libya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya, dowladda federaalka ayaa guddi u direysa dalka Libya, guddigaas ayaa la sheegay inay warbixin ka keeni doonaan xaaladda...
Qoorqoor iyo Laftagareen oo iska fogeeyay boobkii doorashada ee lagu eedeeyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafatagareen) ayaa sheegay in mar walba ay maqlaan in doorashada ay boobeen, balse uu sheegay in...




















