29.9 C
Mogadishu

Wararka

Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo gacanta ku dhigay Rag katirsan Alshabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee ku sugan degmada Ceeldheer ee gobolka Mudug ayaa howlgalo qorsheysan ku qabtay saddex Horjooge oo ka...

Hawlgalka ATMIS oo Dowladda Soomaaliya ku wareejisay xero Muhiim ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada howlgalka ATMIS ayaa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu wareejisay xerada Maslax oo ku taalla degmada Heliwaa ee gobolka...

Dukumentiyo kale oo sir ah oo laga helay guriga madaxweynaha Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Baarayaasha Waaxda Caddaaladda ee Mareykanka (DoJ) ayaa lix dukumeenti oo kale oo sir ah ka helay guriga madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden kadib baaritaan 13...

Khasaaro ka dhashayv dab xoog leh oo ka kacay Suuqa Bakaaraha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dab xooggan oo geystay khasaaro hantiyadeed ayaa xalay ka kacay qeybo kamid ah Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho gaar ahaan qeybaha lagu iibiyo maacuunta,...

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmauud oo kulammo wadatashi ah kula qaatay magaalada Baydhaba odayaasha dhaqanka Koonfur-galbeed ayaa ka dalbaday in ay...

Dood adag iyo hadal ka dhalatay hooyo horteeda lagu dilay wiilkeeda!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa martigaliye u noqonayee dilalka xaqdaradaa ee Lagu hayo shacabka somaliyeed kuwaas oo ay gaystaan askar ka tirsan kuwa...

Sababta loo fulin waayey xukunada dilka ee Maxkamada ciidamada qalabka sida

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Gaashaanle sare Xasan Cali Nuur (Shuute) ayaa ka hadlay sababaha dadka ay uhor istaagaan dilalka dembiilayaasha la...

Wasiirka Qorsheynta oo Baarlamaanka horgeeyey Hindise Sharciyeedka Maalgashiga Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan  Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 12-aad ee Golaha Shacabka BJFS...

Lafta-Gareen oo bedelay mowqifkiisa muddo kororsiga, dalabna u jeediyay Mucaaradka

Muqdisho-Ayaamaha-Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa aqbalay inuu wadahadal la furo mucaatlradka diidan mudo kororsiga halka sano ah ee loo sameeyay. Isagoo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baydhabo kula shiray Laftagareen iyo Mucaaradkiisa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa kulan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan