Taariikhda muranka badda Kenya iyo Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dacwaddan la xiriirta muranka dhanka xuduudda badda ayaa soo jiitameysay in ka badan 10 sano, balse dowladdii madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bishii...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo magacaabis cusub sameeyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Sabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Khaliiif Warsame Waasuge isagoo xilkaas u Magacaabay Cabdisalaan Cabdullahi Xaashi...
Fiqi oo banaanka keenay arrin ka dhexeeysa Farmaajo iyo Qoorqoor.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo galabta shir jaraa’id qabtay ayaa faah faahiyey sababta keentay inuu khamiistii seddex cisho ka hor shaqada iskaga...
Aabbihii nukliyeerka Pakistan oo goordhow geeriyooday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saynisyahankii nukliyeerka ee Pakistan, Dr Abdul Qadeer Khan, ayaa saaka arroortii geeriyooday, wuxuuna ahaa 85 sano jir.
Wasiirka Gaashaandhigga Pakistan Pervez Khattak ayaa bartiisa Twitter-ka...
Jubbaland oo ka hadashay Abaaraha kajira degaannada Maamulkaas
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Wafdi uu horkacayay oo muddo howlo shaqo ugu maqnaa Dalka dibadiisa ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha...
Dowladda Federaalka oo beegsi ku billowday shacabkii deganaa goobaha danta guud
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa muddooyinka waxay barakin ku hayee shacabka danta yar ee dagan goobaha dowladu ay leedahay.
Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo...
Caqabada hor taagan doorashada Soomaaliya oo la shaaciyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Xasan Cirro, gudoomiyaha gudiga doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in shaqadooda uu saameyn ku yeeshay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka...
Weerar Bam oo xalay lagu qaaday Ciidamo ku sugan Janaale.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imanaya magaalada Janaale ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya weerar bam oo lagu qaaday bar koontarool oo ku taal Janaale ay ku dhinteen...
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo ku wajahan Beledweyne
Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan inay tagaan Guddiga Doorshooyinka Heer Federaal oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddigaas Maxamed Xasan...
Xaguu ku dambeeyey kiskii Ikraan Tahlii? Xog cusub.
MU1DISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka tirsan qoyska Ikraan Tahaliil Faarax oo ay ku jirtay hooyada dhashay Ikraan...