Jamaal Cismaan oo wareystay hoggaanka sare ee Shabaab oo shaaciyey arrin ay kula kacday...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Axaddii la soo dhaafay Hay’adda Nabad-Sugidda Soomaaliya waxay huteel ku yaalla gudaha garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ku xannibtay weriye Jamaal Cismaan oo...
Maxay tahay ‘shuruudda uu Laftagareen ku xiray inuu wareejiyo xilka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wixii ka dambeeyay markii uu baarlamaanka Koonfur-Galbeed muddo kordhin xileed u sameeyay madaxweynaha dowlad goboleedkaas, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) waxaa sii xoogeysanayay jahwareer siyaasadeed...
’ ” – “
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa, ayna soo qabanqaabisay...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu dilay Saraakiil & Xubno katirsan Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa in la dilay Yuusuf Maxamad Jingaab. (Wasiir) oo ahaa Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab,...
Mas’uuliyiin kasoo jeeda Gobolka Gedo oo wada abaabul ka dhan ah Al-shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore ee Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, Xildhibaan Senoter Fartaag iyo mas’uuliyiin kale ayaa kulan gaar ah ku yeeshay degmada Doolow...
Midowga Musharaxiinta Koofur Galbeed oo soo saaray bayaan ka dhan ah Lafta-Gareen
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta Koofur Galbeed oo soo saaray bayaan ka dhan ah Lafta-Gareen Golaha Midowga Musharixiinta Madaxwenaha ee Koonfur Galbeed ayaa kasoo horjeestay warmurtiyeedkii ay...
RW Xamza “ma aqbali karo in hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed in ay u dhintaan...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa sheegay in aan la aqbali karin hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed in ay u dhintaan...
Khasaaro ka dhashay weerar ay Al shabaab ka fuliyeen gudaha dalka Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar khasaare dhimasho iyo dhaawacba sababay oo Axadii ka dhacay gobolka Waqooyi bari ee dalkaasi Kenya. Weerarkan oo...
Guddoomiyihii ugu horreeyey ee ciyaal weero heshiis la galay!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyahii Dagmada wadajir Axmed Cabdule iyo ciyaal weerada degmada ku nool ayaa heshiis dhexmaray kadib hadal jeedin kooban oo Guddoomiyaha u jeediyey dhalinyarada ciyaal...
Riyadii Koobka Adduunka ee Cristiano Ronaldo oo dhammaatay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guul darrada aanan la filayn ee xulkiisa uu kala kulmay Morocco ayaa Ronaldo - oo 37-jir ah - waxa ay ka dhigaysaa in liiskiisa...