27.5 C
Mogadishu

Wararka

Wararkii ugu dambeeyey Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay wax kabadalka Dastuurka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wakiilada Puntland ayaa u codeeyey wax ka bedelka Dastuurka Puntland, waxaana ay u codeeyeen in dhammaan meesha laga saaro qodobadii ka hor imaanayay...

Maxay isku hayaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka MW Puntland?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sacdiya Yasin Xaji Samatar ayaa sheegtay in laga hor istaagay safar ay shalay ugu...

Shaki ku gadaamin dhallinyaradii maanta lagu laayey xerada Jaale Siyaad iyo tirada dhimashada oo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dood adag ayaa ka dhalatay qaraxii manata lagu laayey ciidamo katirsanaa xoogga dalka gaar ahaan ururka 14 Oktoober oo dhawaan tababar laga keenay. Wararkii ugu...

Yaa ka dambeeyey in Al-Shabaab ay fasaxaan gaadiidkii ku xayirnaa duleedka Baydhabo?

BAYDHABO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee caasimada kumeel gaar ah ee Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay sii deysay gaadiid xamuul ah...

Sheekh Shariif oo ku guuleystay arrin uu ku guuldareystay Xasan Sheekh.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ay la socdan masuuliyiin badan ayaa gaaray degaanka Xaaji Cali ee Gobalka Shabeelada dhexe. Wafdiga Madaxweynaha...

Shir-madaxeedka Khaliijka iyo dalalka Aasiyada dhexe oo maanta ka furmay Jeddah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shir madaxeedkii ugu horeeyay ee dhaxmara Golaha Iskaashiga Khaliijka iyo dalalka Bartamaha Aasiya, ayaa maanta oo Arbaca ah ka furmaya magaalada Jeddah dalkaasi Sacuudiga,...

Faahfaahin Shir laga yeeshay Amniga Gobolka Gedo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxwayne kuxigeenka dowlad goboleedka jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlayay amniga guud ee gobolka gedo oo lagu qabtay degmada luuq Shirkan...

Madaxweyne Putin oo baajiyay socdaal uu ku tegi lahaa Koonfur Afrika

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa joojiyay socdaal uu ku tagi lahaa Dalka Koonfur Afrika, isagoo ka fogaanaya inay xirto maxkamadda ICC oo horey usoo...

Dowladda soomaalia oo sheegtay in howlgal gaar ah lagu dilay 30 katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saakay hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Ceel-qurac oo ku yaalla xadka u dhaxeeya Goballada Galguduud iyo Shabeelaha dhexe. Taliyaha guutada...

Warar kala duwan oo kasoo baxeysa Mas’uul saaka lagu dilay Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan ayaa saaka xaafad ka tirsan degmada Xamarjajab ee Gobolkaan Banaadir ku dilay Guddoomiye ku-xigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha ...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan