30.9 C
Mogadishu

Wararka

Duqa Muqdisho oo kormeeray wadooyin uu biyo dhigay Roobka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray wadada Daalo oo kamid ah wadooyinka uu saameeyay roobabkii...

Ramla Ali oo looga adkaaday cayaartii feerka Olombikada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ramla Cali oo ah gabadha Soomaaliya ku mataleysa cayaaraha feerka Olombikada ee Tokyo ayaa looga adkaaday dhibco kadib markii ay is wajaheen gabar kale...

Madaxweyne kala diray baarlamanka dalkiisa, shaqadana ka eryay raysal wasaarihiisa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Tunisia ayaa shaqada ka ceyriyay ra'isul wasaaraha, isla markaana kala diray baarlamaanka, kadib mudaharaadyo rabshado wata oo ka dhacay guud ahaan wadanka. Kumannaan kun...

Ramla Cali oo maanta Soomaaliya ku mataleysa tartanka feerka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ramla Cali oo Soomaaliya ku mataleysa tartanka olombikada ee ka socda Japan waxay ku tartamaysaa feerka. Waxay galabta la ciyaari doonta gabadha u dhalatay dalka...

Maxaa looga hadlay kulankii R/W Rooble Iyo Golaha Wadatashiga Qaran?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo habka fogaan aragga kula shiray madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka. Kulanka oo aahaa mid saacado qaatay ayaa...

Soomaaliya Iyo Mareynkanka Oo Ka Wada Hadlay Amniga Doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Safaaradda Mareynkanka ee magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgelyada Safaaradda Mareykanka Wendy...

Hoggaamiyaha gobolka Amxaarada oo dadkiisa ugu baaqay in ay hubka qaataan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa shacabka gobolka ugu baaqay inay hubka qaataan si dagaal loogu qaado fallaagada ka dagaallanta gobolka waqooyiga ku...

Rooble Oo Guddi U Magacaabay Xaqiijinta Qoondada Haweenka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddi u magacaabay u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee...

Taliska Ciidanka xoogga oo soo bandhigay Hub ay ka qabsadeen Al-Shabaab.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed gaar ahaan Qeybta 21 aad iyo Daraawiishta Galmudug ayaa soo Bandhigay Saanad iyo maydadka Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab,kuwaas oo lagu...

Hoobiyaal lagu weeraray degmo ka tirsan Sh/Hoose.

BAYDHABO-AYAAMAHA-Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan hoobiyeyaal xalay lagu weeraray degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo geystay khasaaro isugu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan