Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lafilayo inuu billaabo doorashada Aqalka Sare.
BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Safar Maalmo qaatay ugu maqnaa Dalka Turkey ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo...
Waa kuma Ninka lagu bedelay Kulane jiis?
MUQDISHO-AYAAMAHA-War goordhow soo dhacay ayaa sheegaya in Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin uu magacaabay Madaxa Shaqaalaha Hay'adda NISA, kaasoo todobaadkii hore laga qaaday C/llaahi Kulane.
Madaxa...
Qaabkee ayay Taalibaanku dib ugu qabsadeen kala bar dalka Afqaanistaan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda sii xoogeysanaysa ee Taaliban ayaa la wareegtay dhul badan oo ka tirsan dalka Afqaanistaan labadii bilood ee la soo dhaafay, tan iyo markii...
Maxay Tahay Taageerada Cusub Uu Hada Mareykanku Siinayo Soomaaliya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay Taageero cusub oo dhanka Samafalka Aadminimo oo la siinayo Dadka Soomaalida oo ay sanooyin badan soo wajahdeen colaado, Abaaro, Fatahaad,...
Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Soomaalida Iyo Canfarta, Khasaaro la soo sheegayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Itoobiya ayaa sheegay in ugu yaraan 40 qof oo rayid ah ay ku dhinteen colaadda maalmihii u dambeeyay ka socotay deegaanka...
Kiisaska Covid 19 magaalada Muqdisho oo Sacaddihii lasoo dhaafay kordhay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.
Wasaaradda ayaa sheegtay in gobolka Banaadir kiisaska cudurka Karoonaha ay sare...
Rooble Oo War Kasoo Saaray Soo Gudbinta Jubbaland Ee Liiska Musharaxiinta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay tallaabadii Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe uu kusoo gudbiyay Liiska Musharaxiinta qeyb...
Weriye Soomaali ah oo ka tagay shaqada dowladda Itoobiya kadib dagaalka Soomaalida iyo Canfarta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nasridiin Xasan Daahir oo kamid ah suxufiyiinta Soomaalida ee ka howlgala teleefishinka Qaranka Itoobiya ee ETV ayaa xaqiijiyay in uu isaga tagey shaqadiisa kadib...
Itoobiya Oo Codsatay Marti-Gelinta Laba Shirweyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wareysi uu bixiyey Danjiraha Ethiopia u joogta Raashiya, Alemayehu Tegenu ayaa Warbaahinta Sputnik u sheegay inay doonayaan inay marti-geliyaan Shirweynaha 2-aad ee dalalka Afrika iyo...
Axmed Madoobe oo shaaciyey liiska Senataro horey mucaarad ugu ahaa farmaajo
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta soo gudbiyay Liiska Musharaxiinta qeyb ka mid ah Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka...




















