27.9 C
Mogadishu

Wararka

Dowladda Somalia Iyo Talyaaniga Oo Kala Saxiixday Mashruuc Ku Kacaya 2 Milyan Oo Dollar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda xilgaarsiinta Xil. Khaliif Cabdi Cumar, Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi, ku xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...

Guddigii Dib U Heshiisiinta Gobolka Gedo Oo Maanta Gaaray Garbahaarey

KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga dib u heshiisiinta Gobolka Gedo ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa duhurnimadii Maanta gaaray Magaalada Garbahaarey ee Xarunta...

Rooble oo isku keenay Siyaasiyiinta is khilaafsan ee Gobolada Waqooyi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay xildhibaannada ka soo jeeda gobobllada woqooyi, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay uu khilaaf...

Gabdhaha ciidanka Harmacad oo looga digay isticmaalka TikTok

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhawaan waxaa dalka Turkiga loo qaaday tiro gabdho ah oo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Harmacad ee Soomaaliya, gabdhahan oo...

Wasiirada Khadiija Diiriye iyo Xamza oo hadallo kulul is-dhaafsaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye iyo wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha Xamza Saciid Xamza ayaa is dhaafsaday hadallo kulul oo ku aadan...

Ururka Daalibaan Oo Toogasho Ku Dilay Ciidamo Isku Soo Dhiibay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalamayaasha Daalibaan ayaa la sheegay inay 22 Ciiddamo Komandoos ah oo isku soo dhiibay ay si saf-mar ah ugu toogteen Degmadda Dawlat Abaadoo ka tirsan...

magaalooyiin qarniyo hore jiri jiray oo laga helay Puntland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa xalay magaalada Garowe lagu soo bandhigay Cilmi-baaris cusub oo lagu ogaaday magaalooyin qarniyo hore jiri jiray oo halkaasi ku yaalla. Saddexdan magaalo oo qarniyo...

Maareeye oo dowladda federaalka ku eedeeyey damaca boobka kuraasta Gobolada Waqooyi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya kana mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka Maxamed Cabdi Xayir ( Maareeye)  ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya & dowlad...

XOG laga helay safarka Madaxweyne Ku-Xigeenka Hirshabeelle ee Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) ayaa gelinkii dambe ee Maanta soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Garoonka diyaaradaha Aadan...

Xubin Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Isku Dhiibay Ciidanka Dowladda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalame ka tirsanaa Al-shabaab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Booliska dowladda ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb, kaddib markii uu xiriiro lasoo sameeyay Saraakiisha Ciidanka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan