25.9 C
Mogadishu

Wararka

Itoobiya Oo Codsatay Marti-Gelinta Laba Shirweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wareysi uu bixiyey Danjiraha Ethiopia u joogta Raashiya, Alemayehu Tegenu ayaa Warbaahinta Sputnik u sheegay inay doonayaan inay marti-geliyaan Shirweynaha 2-aad ee dalalka Afrika iyo...

Axmed Madoobe oo shaaciyey liiska Senataro horey mucaarad ugu ahaa farmaajo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta soo gudbiyay Liiska Musharaxiinta qeyb ka mid ah Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

Ninka keliya ee” RAG” ku jiray, guddigii hablaha ee qoondada haweenka oo sharaxan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhawaan Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya waxa uu magacaabay guddi ka shaqayn doona hubinta matalaadda haweenka ee goleyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo ka kooban 13...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya iyo madaxwaynaha Canfarta oo baaq diray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowlad deegaanka Canfarta ayaa ugu baaqday dadka deegaanka inay la dagaalamaan falaagada Tigreega, sida ay qortay wakaalada wararka ee AFP. "Qof walba oo Canfar ah...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka wada Gobolka Mudug

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay weli howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka wadaan degaano ka tirsan...

Ujeedka Safarka Ra’iisul Wasaare Rooble Oo U Dhoofay London

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyagoo...

Rabshado ka socda afaafka hore ee baarlamaanka Tunisia.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Rabshado ayaa ka socdaa afaafka hore ee baarlamaanka Tunisia kadib go’aankii xaley madaxweyne Qeys Saciid uu ku joojiyay shaqada baarlamaanka dalkaas. Guddoomiyaha baarlamaanka Rached Ghannouchi...

Duqa Muqdisho oo kormeeray wadooyin uu biyo dhigay Roobka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray wadada Daalo oo kamid ah wadooyinka uu saameeyay roobabkii...

Ramla Ali oo looga adkaaday cayaartii feerka Olombikada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ramla Cali oo ah gabadha Soomaaliya ku mataleysa cayaaraha feerka Olombikada ee Tokyo ayaa looga adkaaday dhibco kadib markii ay is wajaheen gabar kale...

Madaxweyne kala diray baarlamanka dalkiisa, shaqadana ka eryay raysal wasaarihiisa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Tunisia ayaa shaqada ka ceyriyay ra'isul wasaaraha, isla markaana kala diray baarlamaanka, kadib mudaharaadyo rabshado wata oo ka dhacay guud ahaan wadanka. Kumannaan kun...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan