Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qof isku soo xiray walxaha qaraxa uu isku dhex qarxiyay koox dhalinayro ah oo dooneysay inay ku biiraan...
DEG DGE:- Qarax Khasaaro geystyey oo ka dhacay Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Jugta qarax culus ayaa laga qeybo kamid ah degmoyinka Gobolka Banaadir, gaar ahaan Degmada Wadajir.
Qaraxaan ayaa ka dhacay Warshada Nacnac ee ku taala Degmada...
Deni oo Maanta furaya Kalfadhiga 48aad Ee Golaha Wakiillada Puntland
GAROWE-AYAAMAHA-Xarunta Baarlamaanka Puntland ee Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa maanta ka furmaya Kal-fadhiga 48-aad ee Golaha Wakiilada Maamulka Puntland.
Kulanka oo uu furi...
Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Codsi U Diray Beesha Caalamka
JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Hirshabeelle oo qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho ayaa ka wadahadlay Arrimaha Doorashooyinka Amniga iyo Bini’aadanimada.
Madaxweynaha oo kulankaan la...
Dowladda Soomaaliya oo dacwad cusub oo ka dhan ah Kenya u gudbisay QM.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa Golaha Ammaanka u gudbiyay caddeymo muujinaya duqeymo Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay ka...
Ciidamada dowladda oo la wareegay Deegaano Cusub.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo...
Aaabaha qoyska ugu ballaaran adduunka oo dhintay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin 76 jir ah oo la aaminsan yahay inuu hormuud u ahaa qoyska ugu ballaaran dunida ayaa ku dhintay gobolka Mizoram ee dalka Hindiya.
Ziona...
Gaalkacyo:- In Ka Badan 15 Ruux Oo Maanta Dil Toogasho Ah Lagu Xukumay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa Maanta oo Isniin ah xukun dil toogasho ku riday Rag farabadan oo ka...
Kenya oo ku dhawaaqday in si deg deg ah dib ugu fureysa Safaaradeedeeda Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibbada Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dib ugu furayaan Xaruntooda Safaaradda ay ku...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Maanta Dib Ugu Laabtay Baydhabo
BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kadib safar shaqo...




















