27.9 C
Mogadishu

Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Wasiiru Dowlaha xafiiskiisa U Xil Saaray Dardargelinta Doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa wasiiru dowlaha xafiiskiisa Cabdixakiin Xasan Ashkir u xil-saaray dardar-gelinta howlaha doorashooyinka ee la filayo inay dhowaan...

Shir Sanadeedka Garsoorka Somalia Oo Ka Socda Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka sannadlaha ah ee Garsoorka dalka oo ay ka qeyb galayaan hay’adaha cadaaladda heer federaal iyo heer maamul goboleed ayaa goordhow ka furmay magaalada...

Xaliimo Yareey Oo Ku Baaqday In La Dhiso Dowlad Aan Laga Xukumin Xalane.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ( Xaliimo Yareey) Guddoomiyaha Guddiga  Madaxa Bannaan ee doorashoyinka Qaranka  ayaa sheegtay in dowlad goboleedyada dalka ay ku dhaqmaan Dastuur u...

Dowladda Somalia Oo Sheegtay In Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabaab Howlgal Lagu Dilay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka xoogga dalka oo saacadihii lasoo dhaafay howlgal ka sameeyay tuulooyin hoos yimaadda degmada Baardheere, ayaa bur buriyay saldhigyo Al-shabaab ku lahaayeen halkaas, sida...

Itoobiya Oo Digniin Kama Dambeys Ah U Dirtay Suudaan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Itoobiya oo hadallo digniin ah u dirtay dhigeeda Sudan ayaa sheegtay in uu dulqaadkii ka dhamaaday kadib markii Sudan ay ciidamo soo dhoobtay...

Mareykanka Oo Markale Kordhinaya Tababarada Ciidamada Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo uu welhiyo taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka  Jeneraal Cabaas Amiin ayaa waxay kulan...

Ilhaan Cumar Oo Trump Ku Eedeysay Rabshadihii Ka Dhacay US Capitol.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xilli ciidamada dembi baarista Mareykanka ay wali ku raad joogaan dadkii weeraray aqalka Kongareeska, ayaa dhanka kale isla xubnaha Dimuqraaddiga ee ka tirsan aqalkaasi...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax ka dhacay xaafad ka tirsan degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir, kaasi oo jugtiisa laga maqlay xaafadaha qaarkood...

Israel Oo Heegan Gelisay Hubkeeda Difaaca iyo Weerar Laga Cabsi Qabo in Lagu Soo...

MUQDISSHO-AYAAMAHA-Maamulka Isreal ayaa ka cabsi qaba in weerar lagu soo qaado, sidaas darteed dhanka koonfureed waxey geysay gantaallada difaaca sida ay soo wariyeen warbaahinta...

Muuse Biixi Oo Soo Farageliyey Khilaafka Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Musharaxiinta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyo xubnaha mucaaridka ahba inay faraha kala baxaan arrimaha masiiriga ah ee Somaliland,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan