Guddoomiyihii deegaanka Garas-Baalleey oo qarax lagu dilay.
Guddoomiyihii deegaanka Garas-Baalleey Cabdiraxmaan Axmed Cali (Garyare) ayaa ku geeriyooday qarax ka dhacay deegaankaas.
Wararkii ugu dambeeyay ee aan helayno ayaa sheegaya in Qaraxu uu...
Wasaaradda Caafimaadka Oo Soo Bandhigtay Tirada Dadka Laga Helay Karoona
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 48-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 19 xaalado...
Israa’iil iyo Falantiin oo gaaray heshiis xabad joojin ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha wasiirrada Israa’iil waxay xaqiijiyeen iney heshiis xabbad joojin ay la gaareen maleeshiyaadka Falstiiniyiinta si dagaalka tobanka maalmood socday loo joojiyo.
“Golaha amniga siyaasaddu waxay...
Maydka Labo Gobdhood Oo Dhallinyaro Ahaa oo La Keenay Magaalada Garoowe
GAROWE-AYAAMAHA-Waxaa ku geeriyooday Deegaanka Biyo-cadde oo jihada bari ka xiga magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland labo gabdhood oo dhallinyaro ahaa kadib markii ay liqday...
Ergeygii Midowga Afrika ee dhexdhexaadinta Soomaalida oo iscasilay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergaygii ururka Midowga Afrika u magacaabay Soomaaliya ee dhexdhexaadinta khilaafkaadka siyaasadeed oo ah madaxweynihii hore ee Ghana, John Dramani Mahama, ayaa sheegay in uu...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada oo xilka la wareegay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Khaliif Ugaas Xuseen ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala...
Madaxweynaha Kenya oo daah-furay dekedda cusub ee Lamu
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta xarigga ka jaray dekadda Laamu oo muddo uu socday dhismaheeda, waxeyna noqoneysaa dekafda labaad ee Kenya ay...
Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare oo soo saaray liiska 41 Jaamacadood oo dowladdu aqoonsatay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta ee Soomaaliya ayaa maanta soo saaray liis ay ku shaacineyso 41 jaamacadood oo...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha...
Ganacsade Soomaali ah oo muddo lagu la’yahay Magaalada Nairobi
MUQDISHO-AYAAMAHA-Bashiir Maxamuud oo ah ganacsade ayaa muddo todobaad ah la la'yahay meel uu jaan iyo cirib dhigay, balse waxaa labo maalmood kahor duleedka magaalada...




















