24.9 C
Mogadishu

Wararka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Oo Magacaabay Xoghaye Cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa xilka Xoghayaha Xafiiskiisa loogu magacaabay inuu nqodo Maxamed Ibraahim...

Sheekh Shariif iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Garoowe

GAROWE-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa maanta gaaray Magaalada Graoowe ee xarunta Daowlad Goboleedka Puntland, halkaasi oo ay ku sugan yihiin qaar ka...

6 Sannadood Ka Dib Xadka Jabuuti iyo Soomaaliland Oo La Furay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa dib loo furayaa isku socodka shacabka iyo gaadiidka xadka u dhexeeya Jabuuti iyo Somaliland oo dhowr sannadoodba xidhnaa. Arrintan ayaa ka dhalatay kulammadii ay...

Wasiir Beyle Iyo Mas’uuliyiin Katirsan QM Oo Ka Shiray Qarashaadka Ku Baxaya Doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa shaaca ka qaaday in aaladda fogaan aragga ay shir ku wada qaateen mas’uuliyiin ka...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Ciyaartoyda Koonfur Galbeed Ee La Dhaawacay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar kamid ah Ciyaartoyda ka socotay Maamulka Koonfur Galbeed ee ka qeyb galayay tartanka Kubadda Cagta Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir ayaa la dhaawacay,...

Guddoomiyaha gobolka Mudug oo ka jawaabay hadalkii Sheekh Umal

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdiladhiif Muuse Nuur (Sanyare) oo ah guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa ka jawaabay falcelintii qaar ka mid ah culumada Soomaalida ay ka...

Wasiirka Ganacsiga Oo Kala Diray Guddigii Rugta Ganacsiga Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha dowladda federalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u kala diray Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, Sida uu sheegay markii uu arkay xaaladda...

Madaxweyne Donald Trump Oo Saxiixay Sharci Uu Horey U Diidanaa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay xirmo dhaqaale oo ka kooban 900 oo bilyan oo dollar oo loogu talo-galay in lagu caawiyo shacabka iyo...

Waa Kuma Ciyaaryahanka Guusha U Soo Hoyiyay Galmudug?.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cayaaraha Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa maraya nus dhamaadka, waxaana galabta wada ciyaaraya gobollada Banaadir iyo Koonfur Galbeed. Kooxda maanta soo badisa ayaa waxay...

Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo ka dagay Garoowe

GAROWE-AYAAMAHA-Magaalada Garowe waxaa maanta ka dagay ra'iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafdi uu hoggaaminaayay. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa halkaas...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan