24.1 C
Mogadishu

Wararka

Musharaxiinta Oo Ugu Baaqay Farmaajo Inuu Cudur-Daar Ka Bixiyo Falkii Shalay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyay falkii shalay Askari ka tirsan Ciidanka dharcada ee dowladda uu ku rasaaseeyay dad banaanbax...

Gudoomiyaha Aqalka sare iyo gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka dagay Garowe

GAROWE-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxm ayaa maanta ka dagay Garowe. Waxaa...

Ururka ONLF oo beeniyay in ay ka hareen shaacinta Xisbiyada deegaannada Itoobiya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka ONLF ayaa beeniyay in uu buuxin wayaay shuruudaha xisbinimo, sidaa awgeedna laga leebay liiska xisbiyada rasmiga ah ee la filayo in ay ka...

Saddex Kamid Ah Ciidamada Nabad Ilaalinta Ee QM Oo La Dilay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saddex ka mid ah Ciidamada nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobay ayaa lagu dilay Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe, waxaana la sheegay inay dilkaasi ka dambeeyaan  dagaalyahanno...

France finds first case of new Coronavirus.

MUQDISHO-AYAAMAHA-France has confirmed the first case in the country of the more contagious coronavirus variant recently identified in the UK. The French health ministry said...

Musharaxiinta Madaxweynaha Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Garowe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar ka mid ah Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta gaaraan magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal. Musharraxiinta tegaya Garoowe ayaa waxaa horkacaya...

Banaanbax Maanta Ka Billowday Magaalada Garoowe.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ka dhaca Banaanax ballaarna oo ay dhigayaan qaar kamid ah dadka deegaanka Magaaladaaas. Boqolaal dadweyne oo isugu...

Al-Shabaab Oo Fagaare Ku Toogtay Nin Lagu Sheegay Inuu Ahaa Sixiroole

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gelinkii dambe ee shalay dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa deegaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fuliyeen Nin...

Khasaaro Ka Dhashay Doon Dad Badan Sidday Oo Ku Degtay Uganda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Doon ku degtay Harada Albert ee ku taal xadka ay wadaagaan Uganda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo ayaa waxa ay galaafatay nolosha 26 qof. "Dabayl...

Wasiir Beyle Oo Beeniyey in Dowladda Soomaaliya Laga Joojiyey Lacagihii Taageerada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya CabdiraxmaanDucaale Beyle, oo marti ku ahaa barnaamij dood ah, oo ka baxa Telefishinka dowladda, ayaa sheegay in wasaaraddiisu ka shaqaynayso in...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan