29.9 C
Mogadishu

Wararka

Mahad Salaad Oo Shaki Geliyey Inay Soomali Yihiin Ciidamadii Shalay Laga Dejiyey Gedo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhiban Mahad Salaad oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee mucaaradsan dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ayaa shaki geliyay inay Soomali yihiin Ciidamadii shalay...

Diblomaasiyiintii Iyo Shaqalihii Safaarada Soomaaliya Oo Isaga Soo Baxay Kenya, Xili Farmaajo iyo Uhuru...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saaka ayaa waxaa sirasmi ah Albaabada loogu laabay safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, kadib markii Dowladda Soomaaliya ay...

Qarax Xooggan oo lala Eegtay Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Kenya

KISMAAYO-AYAAMAHA-Wararka aan ka helayno waddada xeebta ah ee gobolka Lamu ee dalka Kenya ayaa ku warramaya in Qarax lala eegtay Saraakiil iyo Ciidan ka...

Xeer-Ilaalinta Oo Soo Gaba-Gabeysay Baarista Dacwad Loo Heysto Hay’ad Laga Mamnuucay Dalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa soo gabo-gabeeyey baarista Gal-dacwadeedka Hay’adda SAHAN RESEARCH oo Dowladda Soomaaliya horay uga mamnuucday in ay Dalka ka shaqayso. Xeer-ilaaliyaha...

Dab Khasaaro Gaystay Oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Suuqa weyn ee dagmada wadajir waxaa xalay ka kacay Dab xooggan, waxaa jira Khasaaro baahsan oo xalay ka dhashay dabkaasi, waxaana la sheegay in...

Ciidamo Hor Leh Oo Galabta Laga Dejiyay Gobolka Gedo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhowr Diyaaradood oo Waday Ciidamo ku labbisan dareeys aan horay loogu arag Millateriga Soomaaliya ayaa ka dagan Garoonka Degmada dolow, waxaana si weyn halkaasi...

Yuusuf Dabageed Oo Digniin Culus U Diray Jabhadda Janeraal Xuud

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa si kulul uga hadlay xaaladaha kajira gobolka Hiiraan & Jabhadda Janeraal Xuud uu hoggaamiyo...

Gudoomiyaha Midowga Afrika “Soomaaliya iyo Kenya waa inay heshiiyaan”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, oo ka mid ah madaxdii furitaanka shirkaas ka hadashay ayaa soo hadalqaaday sida loogu baahan yahay in si...

Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta Oo Jabuuti Kulan Ku Dhexmaray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa isu keenay Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo khilaaf diblomaasiyadeed u dhaxeeyo...

Dagaal Culus oo Maanta Ka Dhacay Gobolka Hiiraan.

Muqdisho Ayaamaha: Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta uu dagaal ka dhacay deegaan dhaca duleedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan