Booliska oo gacanta ku dhigay rag bam gcameed ku tuuray dad shacab ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo khamiis ah gacanta kusoo dhigay rag la sheegay inay Bam gcameed ku tuureen dad shacab ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib u habayn ku sameeyay golaha dhaqaalaha qaranka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu sheegay in kadib markuu tixgaliyey baahida loo qabo in dib u habeyn...
Muxuu yahay go’aanka lama filaanka ah ee uu Ruushka ka qaatay dagaalka Ukraine?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ukraine ayaa sheegtay inay si taxadar leh uga fiirsanayso go’aan si lama filaan ah uu u shaaciyay Ruushka oo ah inuu ciidamadiisa kala bixi...
Muxuu yahay qorshaha safarka Agaasimaha NISA ee Addis Ababa?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wafti uu hoggaaminayo Taliyaha hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta gaaray dalka Itoobiya.
Wafdiga Mahad Salaad waxaa...
Wasiirkii u ololeen jiray in Ingiriisku aqoonsado Somaliland oo xilka iska casilay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sir Gavin Williamson oo ka tirsanaa golaha wasiiradda ee UK ayaa xilkaas iska casilay kadib markii lagu eedeeyay handadaad. Xildhibaankan oo u ololeeya in Britain...
Soomaali badan oo ku guuleysatay doorashooyinkii ka dhacay Mareykanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashadii xilliga dhexe ee Mareykanka ee xalay dhacday waxaa ka qeybgalay musharraxiin Soomaali-Mareykankan ah, kuwaas oo u tartamay xilal kala duwan oo heer degmo,...
Maxaa ka jira in Imaaradka Carabta hub iyo saanad ciidan si qarsoodi ah kusoo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo Garowe ayaa xaqiijinaya in laga bilaabo bartamihii bishii Oktoobar illaa hadda ay magaaladda Boosaaso ka degeyaan diyaarado sida saanad hub iyo...
Ilhaan Cumar oo fariin u dirtay Soomaalida ka dib guusheeda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilhan Cumar ayaa mar saddexaad loo doortay xildhibaan ka tirsan Congress-ka Maraykanka.Waxaa la tartamaysay Cicely Davis oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga oo u muuqda...
NISA oo gacanta ku dhigtay dad looga shakiyay Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa howgal qorsheysan oo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyey xaafadaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Ciidamada...
Wararkii ugu dambeeyey weerar ay Al shabaab ku qaadeen Saldhig kuyaalla Galgaduud
DHUUSAMARWEB-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Al-Shabaab saaka ay weeraro ismiidamin ah ku ku qaadeen saldhig miltariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Qaayib...




















