Madaxii zakawaat-ka Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka inaga soo gaaraya deegaanka warciise ee duleedka degmada jowhar ayaa waxay sheegayaan in halkaasi maanta ciidamada dawlada ay bur buriyeen maxkamad ay al...
Soomaaliya iyo Mareykanka oo ku heshiiyey iskaashi milateri oo ka dhan ah Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhanka Milliteriga ah...
Muxuu yahay Amarka culus ee RW Xamse dul dhigay Wasaaradda Maaliyadda?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi barre ayaa ku amray Wasaaradda Maaliyadda in qeyb kamid ah lacagaha Gunada ah oo ay...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Oo Ka Furmay Magaalada Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay ka soo qeyb galeen Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda...
Maxaa ka jira in la hakiyay fadhiyada Golaha Shacabka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada baarlamaanka federaalka ayaa ka hadlay sababta uu u baaqday furitaanka kalfadhigii maanta loo ballansanaa ee baarlamaanka Soomaaliya.
Qaar kamid ah xildhibaanada ayaa sheegay in...
Mustafe Cagjar oo si carol eh uga hadlay dilka Gabar Xildhibaan aheyd
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan Juweria Subcis oo ka tirsanayd Golaha...
Xubno ka tirsanaa Daacish oo Muqdisho lagu toogtay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Laba ka tirsan maleeshiyada Daacish oo hore Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ay dil toogasho ah ugu xukuntay ayaa goor dhaweyd ee saaka ah lagu...
Soomaaliya oo ka gudutay wajiga koowaad si ay ugu biirto urur caalami ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dalka Turkiga ku booqday Guddoomiyaha hore ee Golaha Shacabka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo safar transit ku ah magalada Istanbul ayaa waxaa uu booqday...
Diyaaradaha Dagaalka Turkiga oo duqaymo aan kala joogsi lahayn ka wada Masaajid Cali Gaduud.
JOWHAR-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya gobolka shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in xaalad aan caga badan ku taagneyn ay weli kajirta degaanka Masaajid Cali Gaduud ee...




















