In ka badan 120 qof oo ku dhimatay isbuurasho ka dhacday Indonesia
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ugu yaraan 129 qof ayaa ku dhimatay isbuurasho ka dhacday garoon kubadda cagta ah oo ku yaalla dalka Indonesia, sida ay sheegeen saraakiisha. Waxay...
Abaabul aad u xoogan oo ka dhan ah Al-shabaab oo ka socda Jubbaland
KISMAAYO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo ee caasimada dowlad goboleedka jubbaland ayaa waxaa ka socdo dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay wadaan maamulka jubbaland, kaas oo ku wajahan kooxda Al-Shabaab...
Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shir looga hadlayo Shidaalka Afrika
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Cabdirisaaq Cumar Maxamed Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin...
Xasan Sheekh “Dadka Soomaaliyeed maanta waxa ay leeyihiin hal cadow oo ay tahay in...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ,Guddoomiyaha golaha shacabka iyo...
Maxay tahay sababta ciidamada dowladda & kuwa deegaanka uga baxeen Moqokori?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciidanka Dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo aay wehliyaan guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan taliyaha qeybta 27-ee CXD Gen. Tawane Axmed Maxamed...
Madaxweyne hore Farmaajo oo isaga guuray Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay ka dhoofay magaalada Muqdisho markii ugu horreysay tan iyo markii uu xilka ka degay, wuxuna...
Maxaa lagu xusuustaa ganaraal Faxaan Qaroole?
Waxa uu sannadkii 1991-kii ku dhashay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee SOS ee magaalada Muqdisho.
Wuxuu ifka uga tagay saddex xaas oo u dhalay 7...
Tirada Askartii shalay ku dhimatay Shabeellaha Dhexe oo korortay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh.Dhexe ayaa sheegaya in gaari Cabdi Bile ah oo ay saarnaayeen ciidan ka tiraan Nabad Sugida uu rogmaday, waxaana...
Fahad Yasiin oo warbixin muhiim ah ka qoray geerida Farhan Qaroole.
FARXAANOOW; NAFTAADII DALKAAD U HIBEYSAY, GEERIDAADIINA
QULUUBTII DADKAY MIDEYSAY.
Kumuu ahaa Janaraal Farxaan Maxamuud Aadan (Qaroole) ?
Wiil dhalinyara ah oo gaaban, oo misana caata ah, oo...
Muwaadin Somaaliyeed oo lagu toogtay dalka Mareykanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska magaaladda Phoenix ee dalka Mareykanka ayaa toogasho ku dilay nin Soomaali ah oo dhagaxaan ku tuuray baabuur ay wateen ciidamada booliska, sida ay...




















