28.3 C
Mogadishu

Wararka

Somaliland oo sheegtay in AS ay LAASCAANO galeen

MUQDISHO_AYAAMAHA- Somaliland ayaa Sheegtay in Labadii maalmood ee la soo dhaafay ay Magaalada Laascaanood galeen ku dhawaad 600 oo ka tirsan Kooxda AS kuwaas oo...

Ra’iisul wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa sheegay in ururka lagu casuumay ka qeyb galka...

MUQDISHO_AYAAMAHA- Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sanadkii hore ku baaqay xubinnimada joogtada ah ee Midowga Afrika ee G20. Ra’iisul wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa sheegay in...

Waa sidee xaalada Somalida ku nool wadanka Morocco?

MUQDISHO_AYAAMAHA- Tirada dhimashada dhul-gariir cabirkiisu ahaa 7.2 magnitude oo gilgilay qeybo ka mid ah dalka Morocco ee Waqooyiga Africa gelinkii dambe ee Jimcihii ayaa...

Maxaa ka cusub Dhul gariir kii Morocco ?

MUQDISHO_AYAAMAHA- “Sida lagu sheegay warbixin ku meel gaar ah, dhulgariirku wuxuu ku dhintey 632 qof gobollada iyo degmooyinka al-Haouz, Marrakesh, Ouarzazate, Azilal, Chichaoua iyo Taroudant,”...

RW Hamze oo la kulmay saraakiil XDS Qatar

MUQDISHO_AYAAMAHA- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta oo Sabti ah magaalada Dooxa kula kulmay saraakiisha ciidamada xoogga dalka...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay duqeyn Ruushka ka fuliyay Ukraine

MUQDISHO_AYAAMAHA- YoutubeLinkedInWhatsapp Guddoomiyaha gobolka Kherson ee dalka Ukraine, Olexsander Prokudin ayaa sheegay in ugu yaraan saddex qof ay dhinteen ka dib markii duqaymo ay fuliyeen diyaaradaha...

Dhul gariir wadanka Morocco ka dhacay

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dalka Maroco dhulgariir ayaa kadhacay. Dhimashadu waa 296 qof. Dhaawac badana waa uu jirraa. Dhul gariirkan ayaa gaystay wasaare kala duwan  wixii faah-faahin lasoco

Madaxweyne guudlaawe oo abaabul dagaal bilaabay

MUQDISHO_AYAAMAHA- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo wada abaabulka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab  ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanka Guulane ee Gobolka...

Shirkada Microsoft oo dowlada shiinaha ku eedaysay faragalin uu rabo inuu ku sameeyo doorshada...

MUQDISHO_AYAAMAHA- Warbixin cusub oo ay soo saartay shirkadda Microsoft ayaa muujinaysa in Shiinuhu uu u adeegsanayo aaladaha casriga ah ee ku shaqeeya garaadka macmalka ah...

Kuuriyada waqooyi oo maraakiib soo bandhigtay

MUQDISHO_AYAAMAHA- Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday in ay furtay bog cusub oo ku aadan weerarada xirfadeysan  ee loo adeegsado maraakiibta ku howlgala hubka Niyuklerka ah...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan