Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la dilay 127 katirsan Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa macawiisleyda ee ah dadka degaanka e hubka qaatay ayaa weli waxaa ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka wadaan...
Madaxweynaha Somalia oo ka qeyb galay furitaanka Shirka Golaha Guud ee QM
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey oo lagaga...
Madaxweyne Qoor Qoor oo saxiixay laba Sharci
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka qeyb galay munaadabadda xiritaanka Kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug, kaas oo ay ka soo qeyb galeen madaxweyne...
Dawladda Soomaaliya oo lagu eedeeyey in dal gaar ah ay u xirtay qodista shidaalka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyey inay qaataan shidaalka Soomaaliya taas oo weli la isku raacin habka qeybsiga kheyraadka Dalka,sida ay tebinayaan xogaha waxaa lasiiyey...
Maamulka Hir-Shabeelle oo War-saxaafadeed deg deg ah soo saaray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Hirshabeelle waxa ay bogaadineysaa guulaha muhiim ka ah ee laga gaaray howlgalada baahsan ee ka socda deegaanada Hirshabeelle ee lagu ciribtirayo kooxda argagixisada...
Maraykanka iyo Taliban oo markale maxaabiis isweydaarsaday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Taliban ayaa Isniintii shalay sii daayey Mark Frerichs, oo ahaa muwaadin u dhashay dalka Maraykanka oo gacanta ugu jiray ururkaas, iyaga oo ku...
Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka oo Muqdisho ku geeriyooday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka uu geeriyooday.
Allaha u naxariiste waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday...
Maraykanka oo Malaayiin Dollar ugu deeqay Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay bixisay in ka badan 700 oo milyan oo dollar si wax looga qabto dhibaatooyinka abaareed ee waxyeeleeyay kala...
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha oo noqday wasiirka ugu shaqada badan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay la-taliyaasha xasillinta ee ka...
DEG DEG:- Wasiirada Soomaaliya oo lagu amray inaysan dalka ka dhoofi karin!
WasiiradaMUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamse Barre ayaa xog la ogaaday waxay sheegeysaa inuu soo saaray amar culus oo ku wajahan Wasiirada Xukuumadda katirsan.
Akhbaaraadka...




















