Wafdi uu hoggaaminayo Rooble oo gaaray Dhuusamareeb
DH/MARREEB-AYAAMAHA-Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaarihii hore ee XukuumaddaFederaalkaSoomaaliya,...
Maxaa ka jira in kulamada baarlamaanka la joojinayo?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu hoosta ka riixayo in muddo sanad ah la hakiyo kulamada baarlamaanka federaalka.
Qorshahan aan...
Ciidamada dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay degaano hoos-yimaada degmada Balcad
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan Milateriga Soomaaliya ayaa arroortii hore ee maanta AS kala wareegay degaano hoos-yimaada degmada Balcad ee gobalka Sh/ Dhexe, kadib muddo sanado ah...
Dowladda Soomaaliyeed oo war kasoo saartay dagaal ka socoda deeganka Yasooman
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa 20 tirsan maleeshiyada Alshabaab ku dilay deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan oo ay saakay soo weerareen.
Ciidanka Qaranka oo kaashanaya...
DEG DEG:- Xoghayaha Ururka saxafiyiinta SJS oo xabsiga la dhigay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayaha Ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SJS Cabdalle Axmed Muumin ayaa lagu xiray garoonka diyaaradaha ee Muqdisho xilli la sheegay in uu dalka ka safrayay....
Abaabul lagu afgembinayo Axmed madoobe oo ka socda Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirar ka socday in muddo ah Muqdisho iyo Nairobi ayaa markaan la doonayaa in laga dhabeeyo oo la inqilaabo madaxweynaha dawlad gobolleedka Jubbaland Axmed...
Wasiiro iyo Xildhibaano Buulo-Burde u tegay la dagaalanka Al-Shabaab
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wafdi ay hoggaamineyso Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Xildhibaan Sacdiye Salaad Samatar ayna qeyb ka yihiin Wasiirka Wasaaradda Macdanta Xildhibaan Cabdirsaaq Cumar Maxamed,...
Tahriibeyaal Soomaali ah oo ku dhintay badda Giriigga
Ku dhawaad 22 qof oo Soomaali ah oo u badan dumar ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen xeebta dalka Giriigga, kaddib markii ay...
Waa kuma Taliyaha Cusub ee Booliska Gobolka Banaadir?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaadda u magacaabay...
XOG:-Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Haramcad oo hal qof loo magacaabay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar hoose oo aynu helnay ayaa tilmaamaya in goordhaw si rasmi ah loo soo saari doono magacaabista Taliyaha Cusub, kaasi oo hadda ay socoto...




















