Madaxweyyne Xasan Sheekh oo lasoo gaarsiiyey dhambaal uga timid Madaxweynaha dalka Al-geria
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Warfaafinta Dalka Al-geria Mudane Maxamed Buu Saleymaani ayaa ka...
Gudoomiye Cali Jeyte oo farta ku fiiqay cidii Shabaab u fududeysay qarxyadii Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa si kulul uga hadlay qaraxyadii ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan oo ay ku dhinteen...
Dagaal sokeeye oo ka dhaco Puntland oo laga digay
GAROWE-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedyada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka digay in dagaal sokeeye uu ka dhaco Puntland, haddii la isku...
Wararkii ugu dambeeyay Dab khasaaro kala duwan geestay oo ka kacay Suuqa Kismaayo
KISMAAYO-AYAAMAHA-Fiidnimadii Talaadada abaarro tobankii iyo soddon daqiiqo ayuu dab ka kacay qayb kamid ah suuqa magaalada Kismaayo, dabka oo geystay khasaare hantiyeed ayaa ka...
Al shabaab oo Shabeellada dhexe kusoo bandhigay Odayaal hubeysan oo la dagaalamaya ciidamada dowladda
JOWHAR-AYAAMAHA-Ururka Al Shabaab ayaa waxay maanta kusoo bandhigeen deegaanka Xaaji cali odayaal hubeysan oo ay sheegeen inay doonayaan in dagaalka ka qeyb galaan.
Sawirro lagu...
Gulufka ka bilowday Shabellaha dhexe oo soo afjarikara waayihii dagaal ee Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka udhaxeeya ciidamada dawlada iyo Al Shabaab ayaa umuuqda mid galay marxaladii ugu culusaa,marka la eego baaxada deegaanada duulaanka lagu qaaday ay hore ujoogeen...
Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay degaanka Yasooman
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga xoreynta gobolka Hiiraan ayaa Maanta si buuxda dib ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Yasooman ee bariga gobolka Hiiraan,...
Sanbaloolshe oo soo bandhigay xaqiiqda dhabta ah ee dagaalka Hiiraan.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan C/llaahi Sanbaloolshe oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlanaanka Soomaaliya, kana soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa fariin culus u diray maamulada iyo qabaa’ilada...
Ra’iisul Wasaare Xamza oo si kulul uga hadlay qaraxyadii maanta ka dhacay B/weyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii bahalnimada ahaa ee ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta...
DEG DEG:- Qarax Saddexaad oo ka dhacay Magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Warar kale oo goordhow naga soo gaaray Magaalad Beledweyne ayaa waxaa uu ilmaamayaa in qaraxa saddexaad oo baabuur weyn loo adeegsaday uu goordhow ka...




















