Duqeymo cirka ah oo lagu qaaday gobolka Tigray
Gobolka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya ayaa lagu garaacay duqeymo cirka ah Talaadadii, sida ay sheegeen saraakiisha deegaanka, laba maalmood kadib markii maamulka TPLF ee...
Ruushka oo lagu eedeeyay inuu wado qorsho kale oo ka dhan ah Maraykanka
Mareykanka ayaa Ruushka ku eedeeyay in si qarsoodi ah uu in ka badan 300 malyan oo doolar uu bixiyay si uu saameyn ugu yeesho...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda oo qaabilay wafdi ka socda dalka Qatar
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda hay’adda Qatar Foundation oo ay ka wada...
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nayroobi kaga qeyb galay Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Samoei...
Wararkii ugu dambeeyay ee xafladda calaama-saarka madaxweynaha cusub ee Kenya
MUQQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto ayaa loo ballansan yahay in maanta loo dhaariyo xukunka dalkaasi, waxaana munaasibadda caleema-saarkiisa ka qaybgalaya madax kala duwan...
Falcelin ka dhalatay soo dhaweyntii Madaxweyne Xasan Sheekh ee Nairobi.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caawa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo berri uga qeyb galayo caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto.
Madaxweynaha...
Madaxda dowlad Goboleedyada oo kulamo ka bilaabay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada ee kusugan Magaalada Muqdisho ee ka qeyb galay shirkii madasha wadatashiga Qaran ayaa Muqdisho ka bilaabay kulamo ay la qaadanayaan madax...
Akhriso war-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Qaran ee lasoo gabagabeeyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkii madasha wadatashiga qaran ayaa goor dhaw ku soo gabagaboobay Muqdisho iyadoo War-murtiyeed laga soo saaray shirkan oo socday muddo laba maalin ah.
Sida ay...
Cali jeyte oo wacad kumaray in Xafiiskiisa uusan ku laaban doono ilaa Al-Shabaab laga...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan oo aay wehliyaan Taliyaha Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka xooga Dalka soomaaliyeed iyo xildhibaanCabduqaadir Abwbakar dhagaweyne oo...