27.5 C
Mogadishu

Wararka

Xasan Sheekh “Dadka Soomaaliyeed maanta waxa ay leeyihiin hal cadow oo ay tahay in...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ,Guddoomiyaha golaha shacabka iyo...

Maxay tahay sababta ciidamada dowladda & kuwa deegaanka uga baxeen Moqokori?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciidanka Dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo aay wehliyaan guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan taliyaha qeybta 27-ee CXD Gen. Tawane Axmed Maxamed...

Madaxweyne hore Farmaajo oo isaga guuray Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay ka dhoofay magaalada Muqdisho markii ugu horreysay tan iyo markii uu xilka ka degay, wuxuna...

Maxaa lagu xusuustaa ganaraal Faxaan Qaroole?

Waxa uu sannadkii 1991-kii ku dhashay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee SOS ee magaalada Muqdisho. Wuxuu ifka uga tagay saddex xaas oo u dhalay 7...

Tirada Askartii shalay ku dhimatay Shabeellaha Dhexe oo korortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh.Dhexe ayaa sheegaya in gaari Cabdi Bile ah oo ay saarnaayeen ciidan ka tiraan Nabad Sugida uu rogmaday, waxaana...

Fahad Yasiin oo warbixin muhiim ah ka qoray geerida Farhan Qaroole.

FARXAANOOW; NAFTAADII DALKAAD U HIBEYSAY, GEERIDAADIINA QULUUBTII DADKAY MIDEYSAY. Kumuu ahaa Janaraal Farxaan Maxamuud Aadan (Qaroole) ? Wiil dhalinyara ah oo gaaban, oo misana caata ah, oo...

Muwaadin Somaaliyeed oo lagu toogtay dalka Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska magaaladda Phoenix ee dalka Mareykanka ayaa toogasho ku dilay nin Soomaali ah oo dhagaxaan ku tuuray baabuur ay wateen ciidamada booliska, sida ay...

Bangiga Adduunka oo Soomaaliya ugu deeqay 20 Milyan oo wax looga qabanayo Abaarta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Soomaaliya Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir ayaa saxiixay $20 Milyan oo bangiga Adduunka ku darayo mashruuca...

Lacagtii laga qaadi jiray ardayda dooneysa shahaaddada dugsiga sare oo la joojiyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka waxbarashada Faarax Sh. Cabdiqaadir ayaa hoos u dhigay lacagtii laga qaadi jiray ardayda dowladda ka dalbanaya shahaaddada dugsiga sare qiimaha oo horay u...

Dowladda Qatar oo lagu eedeeyey inay xagal daacineyso dagaalka lagula jiro Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Hir-Sabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in dowladda Qatar oo kamid ah dowladaha Carbeed ay dadaal ku bixineyso sidii loo joojin...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan