Ku dhawaad 24 saacadood’ Hotel Hayat waxaa ka dagaalamaya Al-shabaab. Aawi xukuumadii Xamza iyo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya gaar ahaan Hotel Hayat ku dhawaad 24 saacadood waxaa ka dhex dagaalamaayo kooxo hubeysan oo katirsan Al-shabaab, walina lama...
Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya khasaaro ka dhashay Hoobiyayaal xalay lagu weeraray Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro madaafiic ah oo Xalay lagu garaacay xaafado ku yaala agagaarka Iskuul Buluusiya ee degmada Xamar Jajab ee...
Dhaawacyo kor u dhaafaya 40 qof oo la gaarsiiyay isbitaal Madiino
MUQDISHO-AYAAMAHA-Koox hubaysan ayaa weerar ku qaaday hoteelka Xayaat ee ku yaalla KM4, halkaas oo lagu soo warramayo inay wali ku jiraan.
Ku dhawaad 15 qof...
Caro ka dhalatay hadal Wasiir Fiqi Al-shabaab kaga codsanayo inay fasaxan gargar xili Shabaabka...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka arrimaha gudaha Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa Al-shabaab uga digay in aysan carqaldeyn Rashiin-ka la gaarsiinayo dadka ay abaarta saameysay ee dowladda...
DEG DEG:-Mid kamida Al-shabaabkii weeraray Hotel Xayaat oo isasoo dhiibay iyo wararkii ugu danbeeyey
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hotel Xayaat, oo ku yaalla magaalada Muqdisho, ayaa wali waxaa ka dhax dagaalamaya dagaal yahanada Alshabaab.
Saraakiisha ammaanka, ayaa sheegay in weerarkani wali socda inay...
Magacyada dadkii ku Dhintay Weerarkii Lagu Qaaday Hotelka Xayaat.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerar ku bilowday qaraxyo Is-miidaamin ah oo xalay Al-shabaab ku qaaday Hotelka Xayaat ee ku...
Weerarkii ugu dambeeyey weerarkii Hotel Hayat oo lasoo afjaray
MUQDISHO-AYAAMAHAWeerarkii Alshabaab xalay ku galeen Hotelka Hayat ee agaagarka KM4, magaalada Muqdisho ayaa saaka 9:00 Subaxnimo lasoo afjaray, kadib muddo ka badan 14 saacadood...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka weli ka socda Gobolka Hiiraan
BELEDWENE-AYAAMAHA-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in 17 ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab lagu dilay Khamiistii shalay howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen gobolka Hiiraan.
Sida...
Macluul kusoo wajahan dalal ay Soomaaliya kujirto oo laga digay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ka digtay in malaayiin qof oo ku nool Bariga Afrika ay soo food saarto khatar gaajo oo aad...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda WFP
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa hay'adda Cunnada Adduunka ee WFP Mudane David...