29.3 C
Mogadishu

Wararka

Nin qirtay inuu dilay Ardayadii ku baastay imtixaanka shahaadiga oo la qabtay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliiska gobolka Banaadir iyo kuwa deegaanka Ceelasha Biyaha oo iskaashanaya ayaa howlgalo ay ka sameeyeen xaafadaha deegaankaasi waxay gacanta kuso dhigeen Jeylaani Aadan...

Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano horleh oo katirsan Gobolka Hiiraan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada dowladda Soomaaliya oo isugu jira qeybaha 21-aad iyo 27aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Kumaandooska DANAB ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay...

Mid kamid ah saddex go’aan oo la filayo in Maxkamadda Sare ee Kenya ay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya, Raila Odinga, oo looga guulaystay doorashadii madaxtnimada ee dhacday dhawaan, ayaa sheegay in natiijada ay tahay "mid waxba kama jiraan ah",...

Khilaaf culus soo kala dhexgalay Ra’iisul wasaare Xamse iyo Cabdiraxmaan Cabdishukuur

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ka hor yimid hindise uu soo gudbiyey Xafiiska Ergayga Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishukuur Warsame oo doonayey in dalka looga...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulankii ugu horreeyay la yeeshay Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka duulaya baahida loo qabo dardar gelinta howllaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed...

Dadkii ku dhintay banaanaxyadii Xibsiyada Mucaaradka Somaliland oo Maanta la Aasay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta Khabuuraha Halleeya ee magaalada Hargeysa lagu Aasay Saddex kamid ah dadkii ku dhintay bannaanbaxyadii rabashadaha watay ee looga soo horjeeday xukuumadda Somalailand,...

Tirada ganacsatada Kenya bil gudaheeda ka faa’ideen jaadka ay Soomaaliya Keenaan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kenya ayaa hal bil gudaheed u dhoofisay Soomaaliya qaad Miirow qiimihiisu gaarayo $8 milyan tan iyo markii uu dib u soo laabtay suuqan ganacsi...

Donald Trump oo laga qaaday Baasaboorkii Maraykanka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-FBI-da Mareykanka ayaa toddobaadkii hore baaritaan ku sameysay guri uu leeyahay madaxwaynihii hore ee dalkaas Donald Trump, kaas oo ku yaalla gobolka Florida. Baaritaankaas...

Mareykanka oo war kasoo saaray doorashada Kenya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Mareykanka ayaa Talaadadii ku boorriyay shacabka Kenya inay is-dejiyaan oo ay dulqaad muujiyaan, maalin kadib markii William Ruto lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay...

Howlgal Qorsheysan oo lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheeysan  ka sameeyay Tuulada Kili-Jiido oo hoostagta degaanka Janaale ee Gobolka Shabeelaha hoose. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan