27.9 C
Mogadishu

Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyay William Ruto

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee loo doortay dalka Kenya ee William Ruto “Waxa uu si...

Taliyaha Ciidanka lugta oo gaaray Jiida hore ee Dagaal ka socda Gobolka Hiiraan

BELEDWENE-AYAAMAHA-Taliyaha lugta ciidanka xooga dalka somaliyeed janaral maxamed tahliil biixi iyo taliyaha qeeybta 27 aad ee ciidanka xooga dalka ee deeganada hirshabelle iyo saraakiil...

William Ruto oo noqonaya madaxwenaha xiga ee dalka Kenya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa hoggaaminaya natiijada tartan adag oo ay ku loollameen hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga, sida ay Isniinta maanta ah...

DEG DEG:-Raila Odinga oo lala’yahay meel cirib iyo jaan uu dhigay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shacabka Kenya, ayaa Baraha Bulshada isku weydiinaya halka jaan iyo cirib uu dhigay Raila Odinga, kahor inta aan lagu dhawaaqin natijada doorashada guud ee...

Wasiirad ku cusub guud ahaan dalka oo markii ugu horreysay Guudlaawe magacaabay

BELEDWENE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudane Axmed Sheekh Nuur Cabdi ( Cirro) u Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Reer Miyiga isagoo sidoo kale...

Waa Kuma taliyaha Booliska Soomaaliya ee la magacaabayo?

MUQDISHO-AYAAMAHA-XOG hoose oo la ogaaday ayaa sheegeysa in xilka hogaanka taliska ciidamada booliska soomaalia dhawaan la magacaabayo ,iyadoo warar kala duwan ay soo baxayana...

Golihii degaanka degmada Bardaale oo la kala diray

BAYDHABO-AYAAMAHA-Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Isniin ah kala dirtey Golaha degaanka Degmada Berdaale ee Gobolka Baay oo mudo xileedkoodii...

Boqortooyada Sacuudiga oo shaacisay arrin si weyn u faraxd gelisay Pakistan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay maalmaha soo socda iney shaacineyso arrin si weyn u faraxd gelinayo dalka Pakistan oo ay saaxibbada dhaw yihiin. Wargeyska Jang...

Axmad Madoobe oo ku xanuunsanaya isbitaal ku yaala dalalka Carabta

MUQDISHO-AYAAMAHA-IMadoobe ayaa markii ugu dambeysay 21-kii July meel fagaaro ah lagu arkay kadib markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xamza...

Qaramada Midoobay oo Markab sida qamadi ah u dirtay dalka Jabuuti

MUQDISHO-AYAAMAHA-Markab u kiraysan Qaramada Midoobay oo sida illaa 23,000 oo metric ton oo sarreen ah ama qamadi ah ayaa ka soo ambabaxay dekedda Yuzhne...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan