25.2 C
Mogadishu

Wararka

QM oo war kasoo saartay weerakii Al-Shabaab ku qaadeen Hoteel Xayaat

MUQDISHO-AYAAMAHA-War kasoo baxay howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Maanta la xusayo maalinta caalamiga ah ah ee xusuusta dhibanayaasha Argagaxisada, Qaramada...

Xildhibaano badan oo wada mooshin ka dhan ah dhaarinta MW hore Farmaajo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xogo la isku hallayn karo  ayaa muujinaya in ku dhawaad 20 Xildhibaan mooshin ka dhan ah dhaarinta Farmaajo ee Xildhibaannimada u gudbiyeen Guddoomiyaha Golaha...

Shaki laga qabo in Al-shabaab weli kujiraan Hoteel Xayaat

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay jabiyeen xubnihii katirsanaa Ururka Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday hotelka Xayaat ee  ku yaalla caasimadda, kadib dagaal...

Muxuu yahay go’aan laga sugayo Madaxweyne Xasan Sheekh Kadib weerarka Hotel Hayat?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Weerarka Ururka Al Shabaab ku qaadeen Hotel Hayat Ee Magaalada Muqdisho ayaa ah mid saameyn gaar ah ku leh Dawlada Cusub Ee 100 maalin...

Ku dhawaad 24 saacadood’ Hotel Hayat waxaa ka dagaalamaya Al-shabaab. Aawi xukuumadii Xamza iyo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya gaar ahaan Hotel Hayat ku dhawaad 24 saacadood waxaa ka dhex dagaalamaayo kooxo hubeysan oo katirsan Al-shabaab, walina lama...

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya khasaaro ka dhashay Hoobiyayaal xalay lagu weeraray Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro madaafiic ah oo Xalay lagu garaacay xaafado ku yaala agagaarka Iskuul Buluusiya ee degmada Xamar Jajab ee...

Dhaawacyo kor u dhaafaya 40 qof oo la gaarsiiyay isbitaal Madiino

MUQDISHO-AYAAMAHA-Koox hubaysan ayaa weerar ku qaaday  hoteelka Xayaat ee ku yaalla KM4, halkaas oo lagu soo warramayo inay wali ku jiraan. Ku dhawaad 15 qof...

Caro ka dhalatay hadal Wasiir Fiqi Al-shabaab kaga codsanayo inay fasaxan gargar xili Shabaabka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka arrimaha gudaha Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa Al-shabaab uga digay in aysan carqaldeyn Rashiin-ka la gaarsiinayo dadka ay abaarta saameysay ee dowladda...

DEG DEG:-Mid kamida Al-shabaabkii weeraray Hotel Xayaat oo isasoo dhiibay iyo wararkii ugu danbeeyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hotel Xayaat, oo ku yaalla magaalada Muqdisho, ayaa wali waxaa ka dhax dagaalamaya dagaal yahanada Alshabaab. Saraakiisha ammaanka, ayaa sheegay in weerarkani wali socda inay...

Magacyada dadkii ku Dhintay Weerarkii Lagu Qaaday Hotelka Xayaat.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerar ku bilowday qaraxyo Is-miidaamin ah oo xalay Al-shabaab ku qaaday Hotelka Xayaat ee ku...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan