24.5 C
Mogadishu

Wararka

Militariga Mareykanka oo gantaal halis ah la dhacay xubno ka tirsan Al-shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Militariga Mareykanka ayaa Arbacadii shalay aheyd shaaciyey in saddex weerar oo dhanka cirka ah ay ka fuliyeen waqooyiga magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, halkaasi...

Murashax madaxweyne oo ay diyaarad la dhacday oo soo diray farriin yaab leh

MUQDISHO-AYAAMAHA-Siyaasi u taagan doorashada xilka madaxweynaha ee dalka Panama ayaa baraha bulshada soo dhigay farriin uu si layaab leh usoo gudbiyay oo uu ku...

Ammaanka Magaalada Baydhabo oo la adkeeyay kadib falal Amni darro

BAYDHABO-AYAAMAHA-Waxaa siweyn loo adkeeyay Amniga Guud ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay tan iyo markii uu halkaasi ka dhacay qarax lagu dilay Wasiirkii...

Kim Jong Un walaashiis oo shaacisay arrin aan horay loo ogayn oo ku saabsan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un, walaashiis oo lagu magacaabo Kim Yo-jong ayaa sheegtay in walaalkeed uu aad u xanuunsaday muddadii uu socday cudurka safmarka...

RW Xamse oo amar kasoo saaray dhaqan ay lahan jireen wasiirada marka ay xilka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa faray Xubnaha Wasiirada in aanay sameyn karin magacaabis iyo is bedel Mas’uuliyiinta hey’addaha ay madaxda ka yihiin, ayna...

Kooxda NABAD IYO NOLOL oo dood ka keentay qaabkii uu xilka ula wareegay Sh.muqtaar...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Mukhtaar Roobow...

Wasiirka Caafimaadka xukuumada Soomaaliya oo xilka la wareegay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey, Wasiirkii hore ee Caafimaadka, Marwo Foosiya Abiikar Nuur iyo...

Dhacdo layaab leh oo ka dhacday duleedka Degmada Afgooye.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Rag la sheegay inay ku hubeysnaayeen Qoryaha AK47 ayaa weerar ku qaaday Goob ay ka socotay Xaflad Aroos oo kutaalla Tuulada Cadayleey oo u...

DEG DEG:- Xildhibaan u tartamaayey doorashada Kenya oo qof ku toogtay goobta codeynta

NAIROBI-AYAAMAHA-Booliska Kenya ayaa ku raad-joogaa xildhibaan lagu tuhmayo in uu madaxa ka toogtay nin kaaliye u ahaa musharrax kale oo uu tartan ka dhexeeyay. Goobjoogayaal...

Wararkii ugu dambeeyay doorashada Kenya iyo Raila Odinga oo qarka u saaran…

MUQDISHO-AYAAMAHA-William Ruto iyo Raila Odinga ayaa si weyn ugu loolamaya doorashadda madaxtinimada Kenya, sidda ay muujineyso natiijaddii ugu dambeysay ee horudhaca ah. Goobaha codbixinta ee...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan