29.9 C
Mogadishu

Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogay muddo afar cisho ah dalka Uganda ayaa...

Ujeedka ugu weyn ee Al shabaab u weerareen dowlad deegaanka Soomaalida oo la ogaaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ismaamulka Soomaalida ee kamid ah dowladda Itoobiya ayaa wada abaabul ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab si looga hortago weeraro kale oo ay kooxdaasi ku...

Militariga Mareykanka oo gantaal halis ah la dhacay xubno ka tirsan Al-shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Militariga Mareykanka ayaa Arbacadii shalay aheyd shaaciyey in saddex weerar oo dhanka cirka ah ay ka fuliyeen waqooyiga magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, halkaasi...

Murashax madaxweyne oo ay diyaarad la dhacday oo soo diray farriin yaab leh

MUQDISHO-AYAAMAHA-Siyaasi u taagan doorashada xilka madaxweynaha ee dalka Panama ayaa baraha bulshada soo dhigay farriin uu si layaab leh usoo gudbiyay oo uu ku...

Ammaanka Magaalada Baydhabo oo la adkeeyay kadib falal Amni darro

BAYDHABO-AYAAMAHA-Waxaa siweyn loo adkeeyay Amniga Guud ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay tan iyo markii uu halkaasi ka dhacay qarax lagu dilay Wasiirkii...

Kim Jong Un walaashiis oo shaacisay arrin aan horay loo ogayn oo ku saabsan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un, walaashiis oo lagu magacaabo Kim Yo-jong ayaa sheegtay in walaalkeed uu aad u xanuunsaday muddadii uu socday cudurka safmarka...

RW Xamse oo amar kasoo saaray dhaqan ay lahan jireen wasiirada marka ay xilka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa faray Xubnaha Wasiirada in aanay sameyn karin magacaabis iyo is bedel Mas’uuliyiinta hey’addaha ay madaxda ka yihiin, ayna...

Kooxda NABAD IYO NOLOL oo dood ka keentay qaabkii uu xilka ula wareegay Sh.muqtaar...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Mukhtaar Roobow...

Wasiirka Caafimaadka xukuumada Soomaaliya oo xilka la wareegay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey, Wasiirkii hore ee Caafimaadka, Marwo Foosiya Abiikar Nuur iyo...

Dhacdo layaab leh oo ka dhacday duleedka Degmada Afgooye.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Rag la sheegay inay ku hubeysnaayeen Qoryaha AK47 ayaa weerar ku qaaday Goob ay ka socotay Xaflad Aroos oo kutaalla Tuulada Cadayleey oo u...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan