25.3 C
Mogadishu

Wararka

Dowladda Masar oo si toos ah u soo faragelisay Madaxtooyada Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Raaligelin ka bixisay war horay uga baxay isla Madaxtooyada ee ahaa in Madaxweyne Xasan Sheekh uusan la qabin warkii uu sheegay...

Masar oo hanjabaad culus usoo dirtay Itoobiya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Masar ayaa Jimcihii dacwad ka dhan ah Itoobiya u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey kadib qorshaha ay Itoobiya ku dooneyso inay ku buuxiso...

Mareykanka oo ka hadlay dagaalka Al Shabaab iyo Liyuu Boolis

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda arrrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa sheegtay in la xakameeyay qorshe ballaaran ay Al Shabaab ku doonayeen inay ku qabsadaan dhul badan. Wasaaradda oo soo...

Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya oo dhexmartay dood ku saabsan xuduudaha 3-da dal

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Doollo Cado ee ku taalla xuduudka u dhaxeeya Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya lagu qabtay shir isku xirka xuduudaha ee u dhexeeya Itoobiya...

Dowladda Kenya oo ku hanjabtay in Facebook ay dalkeeda ka mamnuuceyso

NAIROBI-AYAAMAHA-Hay’adda ilaalisa is-dhexgalka qowmiyadaha Kenya ayaa u qabatay shirkadda maamusha Facebook ee Meta muddo toddobo maalmood ah inay wax ka qabato waxa ay ugu...

Al-Shabaab oo goob fagaaro ah ku toogtay xubno iyaga kamid ah oo basaasiin ahaa

BAYDHABO-AYAAMAHA-Deegaanka Booshmadiino oo qiyaastii 50KM u jira magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaar ah ee Maamulka Koofur galbeed ayaa sheegaya in halkaasi ay Al-Shabaab...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda Amniga Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha amniga magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay in aan loo dulqaadan karin kooxaha dhibaatada ku haya...

Wasiirkii cadaalada Koonfur Galbeed oo qarax lagu dilay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qarax miinada dhulka lagu aaso ah ayaa lala eegtay Wasiirka Cadalaada Koonfur Galbeed xilli uu kasoo baxay Masjid uu kusoo dukaday Salaadii Jimcaha. Goobjoogayaal ayaa...

Xasan Sheekh oo albaabadii ka xirtay Xildhibaano la kulmi lahaa

MUQDISHO-AYAMAHA-Kulankii dhexmaray saacado ka hor Xasan sheekh Maxamuud iyo Xamse Cabdi Barre ayaa xogaha laga helay waxay sheegayeen in arinta Xukuumada soo magacaabideeda la...

Telefonka habeenkii laga isticmaalo dhammaan Degmooyinka Gobolka Banaadir.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalda Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa kusoo kordhay amni darro aad u baahansan, waxaana habeen iyo maalin iskumid noqoday dhaca loo geysto dadka shacabka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan