25.5 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Waa kuma Xamsa Cabdi, Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xamse Cabdi Barre waxa uu ku dhashay magaalada Kismaayo gobolka Jubbada hoose ee koonfurta Soomaaliya horraantii 1970. Waxbarashadiisa aasaasiga ah, dugsiga hoose, dhex iyo sare...

Taliyihii Booliska Magaalada Qardho oo la dilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysnaa oo la sheegay inay isticmaaleen waxyaabaha maanka dooriya ayaa saaka Magaalada Qardho ku dilay Taliyihii Booliska Magaaladaas Cumar Hiiraad Kaatuun. Xilliga dilka uu...

Diyaaradaha Kenya oo duqeymo ka fuliyay degaano katirsan Gobolka Gedo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay duqeymo culus ka fuliyeen degaano katirsan Gobolka Gedo, waxaana duqeymaha ka dhashay khasaaro...

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdishoq ku yeeshaan mid ah kulamadooda caadiga ah. Guddoonka Golaha...

Dowladda Kenya oo raali gelin buuxda ka bixisay gefkii ay u geesatay qaranimada Soomaaliyeed

NAIROBI-AYAMAHA-Dowladda Kenya ayaa ka cudur-daaratay Shirkii maanta uu ka baxay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya kaddib markii Wakiil ka socday Somaliland uu qeyb...

Ehelka Abu mansuur oo loo sameeyey balan qaadyo ka farxiyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo hoygiisa kulan kula qaatay guddi ka socday ehelka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abu...

Dowladda Soomaaliya oo doonaysa inay ku biirto ururka EAC.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa ka codsatay Kenya inay gacan ka siiso ku biiridda Ururka Goboleedka Bariga Afrika (EAC), arrintaas oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh kala...

Maxaa keenay in Danjire Tarsan uu isaga baxo kulan Madaxweynaha Kenya ku marti qaaday ...

NAIROBI-AYAAMAHA-Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, safiirka Soomaaliya ee Kenya ayaa ka baxay Kulanka kagadaal markii Dawladda Kenya kulanka kucasuuntay xubno kasocda Somaliland, gaar ahaana...

Cumar Filish oo oo la kulmay mas’uuliyiin ka socday WHO iyo UNICEF

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hey’adda...

Muuse Biixi oo ka hadlay khilaafka la xiiriira doorashooyinka Somaliland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxdweynaha jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in xisbiyada muraacadka ah ay tuhunsan yihiin inuu muddo xileedka dheeraysan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan