24.5 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xildhibaanada kala hadlay qodobo muhiim ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan Casho ahaa la qaatay Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo kala hadlay arrimo...

Kaniiniga paracetamol-ka oo la ogaaday inuu hoos u dhigo awoodda raganimada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Daraasad cusub oo shaaca laga qaaday ayaa lagu sheegay in kiimikooyin dhowr ah oo soo gala jirkeenna, sida maaddada bisphenol A (BPA) iyo sunta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qorsheynaya in caawa uu ku dhawaaqo Ra’isul Wasaare cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa Xaflad casho ah ku martiqaaday Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, taasoo ka dhaceyso xarunta madaxtooyada ee Villa...

Fahad Yaasiin “Mahad Salaad Lama shaqeysto Al Shabaab ee xitaa wuu u shaqeeyaa”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimihii hore ee Nisa Fahad Yaasiin ayaa sheegay in Agaasimaha cusub ee Nisa Mahad Salaad uu yahay Shaqaale u shaqeeya Al Shabaab. “Mahad Salaad Lama...

Madaxweynaha Koofur Afrika oo loo heysto in uu qariyay $4 Milyan oo laga xaday...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa bannaanka usoo baxday eedeyn ka dhan ah Madaxweynaha Koofur Afrika Cyril Ramaphosa oo ah in uu qariyay lacag dhan $4 Milyan oo dollar...

Kumanaan mudaaharaadayaal ah oo isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kumanaan mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka si ay ugu baaqaan in la adkeeyo sharciga hubka ka dib toogasho wadareed...

Muxuu yahay ajendaha kulanka xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa Maanta oo Axad ah kulan wadajir ah ku yeelan doona...

Mushaarkii shaqaalaha Gobolka Banaadir oo la lunsaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabasho aad u balaaran ayaa waqtigan ka soo yeereysa shaqaalaha dowlada hoose ee xamar, kuwaa oo sida ay sheegeen aan wax mushaar ah helin...

Shirka Golaha wadatashiga Qaran oo Maanta la soo geba-gabeeynayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalintii labaad waxaa Xarunta Madaxtooyada ka socda Shir ay leeyihiin Golaha wadatashiga Qaran oo oo ka kooban Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Madaxweynayaasha 5-ta dowlad Goboleed...

Shakiga Ka dhashay Arin Fahad Yaasiin Ka sheegay Kiiska Ikraan Tahliil

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wareysiga uu bixiyey Fahad Yaasiin Xaaji Daahir uu kaga hadlay Arinta Kiiska Ikraan Tahliil oo xasaasi ahaa ayaa fal celino badan ay kasoo laabanayaan,marka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan