Ciidamada meliteriga oo saaka xiray waddooyinka qaar Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada xoogga dalka oo saaka udabaal degaya munaasabada markii la aas aasay 62 sano ka hor ayaa xirtay inta badan waddooyinka caasimada Muqdisho.
Isgoyska Tarabuunka...
Cabduqaadir Cosoble oo markale loo doortay kursiga Hop#140.
JOWHAR-AYAAMAHA-Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle waxaa lagu qabtay doorashada kursiga Hop#140, kaas oo uu markale ku guuleystay Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali.
Doorashada kursigaan...
Akhriso guud ahaan tirada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee qaatay Shahaadada Xildhibaanimo.
Liiska Tirada Xildhibaanada Guud ee qaatay Shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya:
1. Abdisalam Haji Ahmed Liban GSH#038
2. Yusuf Gelle Ugas GSH#026
3. Mohamed Ali...
WAARE:-“Eed badan, dhaawac, dil, qarax iyo ciidan la isku adeegsaday ayuu qabaa kursiga Fahad...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay khilaafka hareeyey natiijadii la diiday ee doorashada afar kursi oo seddax laga soo doortay...
DEG DEG:-Baarlamaanka Pakistan oo doortay Ra’iisul wasaare cusub
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sharci-dejiyayaasha Pakistan ayaa maanta u doortay Shehbaz Sharif inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub kadib markii Axaddii xilka laga tuuray Imran Khan oo iska casilay...
Maxay tahay walaaca ay qabaan Midowga Murashaxiinta ee ku aadan maalinta Ciidanka Xoogga Dalka?
MUQDISHO-AYAMAHA-Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha ayaa Ciidanka Xoogga Dalka (CXD) ugu hambalyeeyay munaasabadda aasaaskooda oo ku beegan 12-ka Apriil oo Maalinta Berito ah, iyaga oo cadeeyay...
Maxaa laga filan karaa xuska 12-ka April ee aadka loo hadal haayo?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaarada gaashaandhiga dalka ayaa shaaca ka dhigtay in munaasabad ballaaran oo lagu xusayo maalinta aas aaska ciidanka xoogga dalka ay qaban doonaan.
Saraakiil katirsan ciidamada...
Dagaal ka socda degmada Diinsoor ee Gobolka Baay
BAYDHABO-AYAAMAHA-Dagaalka oo aad u xoogan una dhaxeeya Ciidamada Itoobiya ee katirsan AMISOM iyo Xubno kafirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka socdaa degmada Diinsoor...
Axmad Madoobe oo diiday dalab ay hor dhigeen Beesha Caalamka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa Xarunta Madaxtooyada kula kulmau Xildhibaanada laga soo doortay Jubaland ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha oo la...
Taliyaha Cusub ee Booliska Beledweyne oo Maanta xilka la wareegay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ka qeyb-galay munaasabad xilka kula wareegayay Taliyaha cusub ee Saldhiga Booliska Degmada Beledweyne L/X Bishaar Xuseen Jimcaale.
Taliyaha...