29.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Rooble oo amray in Somaliland loo fasaxo lacag gurmad ah oo dhan $ 11,700,000

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa amray in si deg deg ah loo fasaxo lacag dhan $ 11,700,000 ( Kow iyo Toban...

Tirada xildhibaanada GSH ee qaatay shahaadada oo kor u dhaaftay 100.

MUQIDSHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah waxaa ay Maanta Shahaadada Xildhibaannimo iyo kaararka Aqoonsiga siiyeen Xildhibaano katirsan labada Aqal ee...

Cuntooyinka aad u baahan tahay in aan cunto suxuurta iyo kuwa aadan u baaheyn

MUQDISHO-AYAAMAHA-Suxuurta ayaa ah waxa uu qofka ku bilaabo maalintiisa soonka, suxuurta ayaa lagu ogaanayaa in uu daal, haraad iyo gaajo dareemayo inta uu sooman...

Ruushka oo gebi ahaanba burburiyay xarunta warshadda sifaynta saliidda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warshad saliidda sifeysa oo ku taal bartamaha Ukraine ee magaalada Kremenchuk ayaa gebi ahaanba ku burburtay weerar uu Ruushku ku qaaday xaruntaas, guddoomiyaha gobolka...

Xasan Firimbi iyo 8 Mudane kale oo Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaannimo

MUQDISHO-AYAAMAHA- Magaalada caasimada ah ee Muqdisho waxaa weli ka socota diiwaangelinta iyo Shahaado siinta Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Guddiga doorashooyinka ay Maanta Gelinka hore...

Qasaaraha dabkii Suuqa Waaheen oo gaaray $2 bilyan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Duqa magaalada Hargeysa Cabdikariim Mooge ayaa warbaahinta u sheegay in qasaaraha ka dhacay dabkii 48-da saac baxayay ee qabsaday suuqa weyn ee Hargeysa ee...

Amarkii Lafta-gareen oo buray iyo Sheekh Aadan Madoobe oo qaatay shahaadada xildhibaanimada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe ayaa noqday xildhibaankii ugu horeeyay ee qaatay shahaadada xildhibaanimada ee kasoo galay dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Isaga oo ka hadlayay shir...

Koonfur Galbeed oo kalsoonidii kala laabatay guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal

Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay kalsoonidii ay kala laabatay guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer federaal. Koonfur Galbeed ayaa sheegtay inay tallaabadaasi...

Farmaajo oo khadka taleefanka kula xiriiray Muuse Biixi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday Madax-banaaninda ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, sida lagu sheegay qoraal...

Raiisul Wasaaraha Uk oo ka hadlay musiibada Dabka ee suuqa Hargeysa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Raysal Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa ka hadlay musiibada Dabka ee saameysay suuqii Hargeysa, waxaa uu sheegay in Somaliland ay siin doonaan wixii taageero...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan