24.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Farmaajo oo kulan deg deg ah la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoonka Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska, Asluubta iyo Nabad Sugidda...

Wararkii ugu dambeeyey qarax  ka dhacay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxa oo dhawaaq weyn lahaa ayaa laga maqlay xaafadaha boondheere iyo degmooyinka deriska la ah,iyadoo muddo kooban goobta ay wax ka dhaceen ay xaaladu...

Lafta Gareen oo Shahaadada Kumeel gaarka guddoonsiiyay Xildhibaanada KG

BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen ayaa guddoonsiiyay Shahaadada Kumeel gaarka ah ee Xildhibaanada iyo Senatarada ka soo baxay Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed. Xubnaha shahaadada...

Sheekh Shariif oo ka hadlay xaaladda amni ee dalka iyo doorashooyinka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Maanta ka hadlay xaaladda amni ee dalka Soomaaliya, xili maalmihii dhaafay...

Musharax ‘tartan adag lageli lahaa’ Sambaloolshe oo musharaxnimadii iska casilay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan hore Nuur Iidow Beyle ayaa ku dhawaaqay inuu  isaga haray u tartamida kursiga Hop#058 ee uu horey ugu fadhiyey, kaas oo ay deegaan...

XOG:-Xildhibaannada cusub oo la kulmaya cabsi iyo hanjabaado culus

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaanka qaar ka mid ah laamaha ammaanka, gaar ahaan Hay’adda NISA, ayaa billaabay, cabsi-galinta xildhibaannada dhawaan loo doortay ka mid noqoshada baarlamaanka 11-aad ee...

Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay guddiga xulaya ergada kursiga HOP 58

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta oo sabti ah waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada kursiga Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee...

TPLF oo aqbashay xabbad joojintii xukuumadda Itoobiya ku dhawaaqday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoogagga fallaagada ah ee ka dagaallamaya woqooyiga Itoobiya ayaa ogolaaday xabbad joojin ay dowladdu ku dhawaaqday oo suurto gelinaya in gargaar loo gaadhsiiyo malaayiin...

Xildhibaanada 11 ee golaha Shacabka oo 90% la doortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa noqday maamuladii ugu horreyay ee soo dhameystira doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana horay loo dhameystiray xildhibaanada gobolada...

Villa Somalia oo lacag ku bixineysa hadal been abuur ah iyo ujeedka ay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar ka mid shaqsiyaadka barabagandada u faafiya Farmaajo, oo uu ugu horreyo qaadumka u qaabilsan Gobolka Banaadir, Cali Yare, ayaa saacadihii la soo dhaafay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan