Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo ka shiray Amniga Beledweyne & Abaaraha
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Xukuumada Hirshabeelle, kaas oo ka qabsoomay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka...
Wasiirada ku dhow Rooble iyo saaxiibadii hore ee Farmaajo oo siyaasada laga saaray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu jah wareersan yahay sababta saaxiibadiisa siyaasada qeybtood kuraastoodii xildhibaanimo uwaayeen.
Hore Baarlamaanka golaha shacabka waxaa maalmo ka hor kursigiisii...
Abwaan Cabdikariin Faarax Jiir oo geerigooday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta Magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday Allah u naxariiste Abwaankii Weeynaa ee Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir, kaas oo maalmihii la soo dhaafay xanuunsanayay.
Abwaanka ayaa...
Hirshabelle oo shaacisay doorashada kuraas xasaasi ah oo uu ku jiro kan Fahad Yaasiin...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashada Hirshabeelle ayaa shaaciyay 13 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee taalla Magaalada Beledweyne.
Kuraasta la shaaciyey ee 13 kursi...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo amar siiyay Saraakiisha ciidanka ee Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka...
Guddiga Doorashoyinka Gobolada Woqooyi oo shaaciyay Jadwalka 7 kursi
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanadda Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 7 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS.
Guddiga ayaa sheegay...
Gudoomiyaha Degmada Deyniile Jacfar oo Xildhibaan loo doortay
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Guddiga Doorashada Galmudug ayaa wuxuu qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#025 oo musharax isku diiwaangeliyeen, kalana ah:
1- Mohamed Abukar Cali (Jacfar)
2- Xasan Cali Cismaan
Waxaa...
Doorashada kuraas ka kamid ah Gollaha shacabka oo Maanta Dhuusamareeb lagu qabanayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta lagu wadda in magaalada Dhuusamareeb ee casimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ay ka dhacdo Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka kuwaa oo kala...
Madaxweyne Guudlaawe oo kulamo ka wadda Magaalada Beledweyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dhalinyarada galbeedka Magaalada Beledweyne.
Madaxweynaha iyo dhalinyarada ayaa iska waraystay xaaladaha...
CC Shakuur oo loo ogolaaday kursiga xildhibaan balse hal caqabad oo culus wajahaya
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA- Arbacadii waxaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
Cabdiraxmaan oo shan sano ku kharash gareeyey mucaaradnimada Farmaajo, ayaa...




















