Maxamed Cabdi Waare oo markale weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Farmaajo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay dhacdadii Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka dhacday 27-kii Bishii December, taas oo Ra’iisul Wasaaraha...
Dhiibaatooyinka ka dhalan kara amarka xukuumadda ay dul dhigtay ciidamada NISA ee Garoonka Aadan...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa shalay qaatay go’aan qar iska tuurnimo ah isagoo faray Nabad Sugidda in ciidamadeeda kala baxdo garoonka...
Wararkii u dambeeyey xaalada Magaalada Beledweyne.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Ciidamo hubeysan ayaa magaaladu saaka u kala xiran tahay, waxaana lasoo sheegayaa in qayb ka mid ah magaalada ay ku sugan yihiin Ciidanka Nuur...
Khilaaf xoogan oo soo kala dhexgalay Jeneraal Xuud iyo Maamulka Gobolka Hiiraan.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Janaraal Abuukar Xaaji Warsame oo loo garanayo Janaraal Xuud oo in muddo ahba ka soo horjeeday maamulka Hirshabeelle ayaa beeniyay in isagu uu lahaa...
Rooble Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Madaxda Dowlad Goboleedyada
MUQDISHU-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay Magalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay qaar ka mid ah Madaxda...
Bandow lagu soo rogay Magaalada Beledweyne iyo wararkii u dambeeyey
BELEDWEYME-AYAAMAHA-Magaalada Beledweyne ee xaruunta ganacsiga HirShabeele ayaa wararku waxaa ay sheegayaan in Magalaada lagu soo rogay bandow.
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxaa...
Qorshe ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo oo laga soo saari rabo Shirka Golaha Wadatashiga...
MUQDOSHO-AYAAMAHA-sida qorshaha yahay todobaadkaan waxaa Muqdisho ka bilaabanaya Shirka madasha wadatashiga qaran oo ay yeelanayaan Madaxda Dowlad Gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir iyadoo shirkaasi uu...
DEG DEG:-Guddoomiyihii Guddiga Doorashooyinka Puntland oo iska casiley xilkii.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyihii Guddiga Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa iska casiley xilkiisa, isagoo kusoo qoray bartiisa Facebook qoraalka hoose.
Hoos la akhriso qoraalka.
Saaka waxaan ugudbiyay Xubnaha...
Afar Ruux oo COVID-19 ugu geeriyootay Cadaado & ka soo baxay Maamulkaas
CADAADO-AYAAMAHA-Maamulka Magaalada Cadaado ee Galgaduud dowlad Goboleedka Galmudug ayaa awaamiir culus kasoo saaray faafitaanka cudurka safmareenka ah ee COVID-19 oo dad badani saacadihii la...
Wasiirka Amniga oo ka hadlay isbedelka cusub iyo qorshihiisa Amniga ee Garoonka Aadan Cadde.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Amniga ayaa soo saaray Amar ku saabsan in Ciidanka NISA laga soo saaro Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho hadal heyn badana...


















