DFS Oo Soo Saartay Hab-Raaca Ka Hortagga Iyo Xakameynta Caabuqa COVID-19
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron Variant) si bulshada looga...
Doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Maanta dhaceysa Kismaayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa Maanta lagu wadaa in lagu qabto doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashadoodu...
XOG:- Farmaajo oo iska leexiyey “qorshihii Afgembiga” dushana u saaray Taliye ciidan!.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilo wareedyo lagu kalsoonan karo ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu iska leexiyey qorshihii afgembiga dhicisoobey ee maanta ka dhacay Villa Somalia, isagoo dusha...
Gudoomiye Cumar Filish oo Ka hadlay Xaalada Cakiran ee …..
MUQDISHU-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Filish Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in marxaladaha hadda lagu jiro ay tahay mid adag oo isqab...
Wasiiradda Amniga iyo Gaadhaandhigga oo wada Qorshe lagu soo xirayo siyaasiyiintii Afgembiga sameeyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in xalay ilaa saaka Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo uu isku dayay...
DEG DEG:- Ra’iisul wasaare Rooble oo Farmaajo ugu baaqay inuu isaga baxo Villa Somalia.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaraaha xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa farrin adag u diray Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, isagoo ugu baaqay in Madaxtooyada...
Sheekh Shariif oo war ka soo Saaray Xiisada ka soo Cusboonaatay Dalka .
MUQDISHU-AYAAMAHA-Go'aanadii uu qaatay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday Mohamed Abdullahi Farmaajo waxay halis ku yihiin jiritaanka Dowladnimada iyo Xasiloonida Dalka.
Dalkaan xalkiisu wuxuu ku jiraa oo...
DE DEG: Farmaajo Oo Ciidamo Dul Dhigay Xafiiska RW Rooble.
MUQDISHU-AYAAMAHA-Madaxweynahe Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa Saaka Ciidamo farabadan oo hubeysan waxaa uu dulgeeyay Xafiiska Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya...
Diiwaan-gelinta musharaxiinta kuraas ka mid ah golaha shacabka oo ka socoto KISMAAYO
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa shalay bilaabay diiwaan-gelinta Musharaxiinta 6 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo la qorsheynayo in maalinta...
Dowladaha Maraykanka iyo Britain oo taageeray Shirkii uu ku baaqay RW Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa taageertay shirkii uuu ku naaqay RW Rooble, kaddib qoraal rasmi ah oo barteeda twitter-ka ay ku faafisay.
Safiirka Britain u...



















